Saameynta maandooriyaha uu ku yeeshay dhalinyarada Somaaliyeed ee Gobalka Banaadir
Hiil center for peace and democracy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiil center for peace and democracy, makka al-mukaram Street, Mogadishu.
Hiil center for peace and democracy is a research center that aims to achieve leadership in research on peace and to have a clear imprint in promoting peace and democracy in Somali
10/03/2024
رمضان الكريم
31/01/2024
سيستضيف مركز هيل للسلام والديمقراطية حلقة نقاش مساء ليلة الجمعة و بعنوان:
محاولة إثيوبيا في التوسع نحو البحر الاحمر وتأثيرها علي سيادة الصومال والأمن العربي
وسيثري النقاش
دبلوماسيون ووخبراء في الشؤون الدولية والاقليم (شرق افريقيا) من الصومال واريتريا والسودان.
18/12/2023
Waxaa si wanaagsan noogu qabsoomay dood cilmiyeed uu soo jeediyay gudoomiye ku xigeenka Bankiga dhexe ee Soomaaliya mudane Dr.Cali Yaasiin kuna saabsaneeyd Deeyn Cafinta Soomaaliya. Doodaas oo kulmisay xeeldheerayaal waxbarsho iyo qeeyb ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed taas oo la lagu lafa guray faa,iidada eey u leedahay bulshada iyo guud ahaan dalka horumarkiisa.
Halkan ka dalwo Khudbada Wasiir Xildhiban abdirahman mohamed uu ka jeediyey dooda dhibaatada uu maandooriyaha ku leeyahay Dhalinyarada iyo guud ahaan bulshadeena.
Halkan ka dalwo Khudbada Wasiir Abdirahman Yusuf Al-adala uu ka jeediyey dooda dhibaatada uu maandooriyaha ku leeyahay Dhalinyarada iyo guud ahaan bulshadeena.
Halkan ka daawo qaar kamid ah hadalada Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasada G.Banadir Maxamed Axmed Diiriye uu ka jeediyey dooda dhibaatada uu maandooriyaha ku leeyahay Dhalinyarada iyo guud ahaan bulshadeena.
Halkan ka daawo qeeyb kamid ah hadalada Wasiirka Amniga JFS Dr Mohamed Sh. Ahmed uu ka jeediyey dooda dhibaatada uu maandooriyaha ku leeyahay Dhalinyarada iyo guud ahaan bulshadeena.
Halkan ka daawo Khudbada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).
27/07/2023
SAWIRO: Dood cilmiyeed ku saabsaan dhibaatada uu bulshada guud ahaan ku leeyahay maandooriyaha waxaana ka qeeyb ka ahaa dooda:-
1. Dr Mohamed Sh. Ahmed Wasiirka Amniga JFS
2. Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasada Maxamed Axmed Diiriye
3. Prof Ahmed Mohamed Hussein, Bare Jaamacadeed
Waxaana dooda u qeeybinayey Maxamed Barawaani
26/07/2023
26/07/2023
Maanta waxaan magaalada muqdisho ku qabanay dood cilmiyeed ku saabsaan dhibaatada uu bulshada guud ahaan ku leeyahay maandooriyaha.
Waxa ay gaba gaba u aheeyd daraasaddii aan dhawaan soo bandhignay ee ku saabsan ”Dhibaatada uu maandooriyaha ku leeyahay dhalinyarada Gobolka Banadir.
Waxaan u mahad celineena dhamaan cid walba oo qeeyb ka aheyd shaqadan adag gaar ahaan Gobolka Banaadir oo gacan weeyn ka geestay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Makka Al-mukaram Street
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |
