Bakaal Notary

Bakaal Notary

Share

Abdulkadir Abdi Ahmed waa Sarkaal Guud/Notaayo oo uu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arr. Dastuurka ee JFS, Mudane, Xasan Macallin Maxamuud Sh.

Cali, sida ku cad dikreetada sum. tahay WC&AD/XW/377/05/2023, ku tr. 20 May, 2023.

25/10/2025

Notary Public in Mogadishu
Bakaal Notary
Abdulkadir Abdi Ahmed

Photos from Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS's post 03/09/2025
Photos from Bakaal Notary's post 11/06/2024

Adeeg Nootaayo / Notarial Services:

Xafiiska Nootaayada Bakaal Notary waxa uu idiin hayaa adeeg nootaayo oo hufan, degdegna ah. Fadlan soo booqo xafiiskeenna oo ku yaal Via Roma, Xamar Weyne, Muqdisho, Soomaaliya. Waxaana idin kugu soo dhaweynayo Avv. Abdulkadir Abdi Ahmed.

Adeegyada uuXafiiska idiin hayo waxaa ka mid ah:
1) Caddeymaha (Affidavits)
2) Heshiisyada (Contracts)
3) Wakaaladaha (Agents/Power of Attorneys)
4) Xeerarka Shirkadaha iyo Hay’adaha (Memorandum of Association - MoA)
5) Kala Wareejinta Hantida (Deed of Properties)

WhatsApp 61 8513580

26/05/2024

:

Requirements for an Affidavit of Sponsorship Before a Notary Public:
(Shururrdaha Laga Rabo Caddeynta kafaalaqaadka laga hor sameynayo Notaayaha Hortiisa)

1. The physical appearance of the sponsor before the notary public
(In uu horyimaado Notaayaha Hortiisa)

2. Legal Capacity
(In uu yahay qof awood u leh in uu caddeyn sameyn karo)

3. Personal Identity (e.g., valid passport, driver's license, national ID issued by NIRA, or certificate of identity issued by Municipality of Mogadishu)
(In uu leeyahay aqoonsi, sida baasaboor, ruqsadda darawalnimada, aqoonsiga qaranka ee ay bixisay NIRA, ama warqadda aqoonsiga ee ay soo saarto D/hoose ee Muqdisho)

4. Witnesses (if required)
(Labo markhaati – haddii loo baahdo – waajib mahaan)

5. Full Address (e.g., street, district and region)
(Cinwaankiisa, sida waddada, degmada iyo gobolka)

6. Contact Information (e.g., telephone and email)
(Macluumaadka xiriirkiisa, sida telefoon iyo email)

7. Bank Statement
(Warbixinta Bangiga)

8. Voluntary Declaration
(In uu caddeynta si xor ah oo run ah u bixiyo)

9. Signing
(In uu saxiixo caddeynta)

10. Payment of a Notary Fee of $30
(In uu bixiyo qidmadda Notahaya oo ah $30)

11. If the sponsor is NOT the parents or immediate family members, a declaration from the district court confirming the family relationship is required (this may be necessary for visa applications at some embassies).
(Haddii kafaala-qaaduhu aanu ahayn waalidka ama xubnaha qoyska, bayaan ka soo baxay maxkamadda degmada oo xaqiijinaya xidhiidhka qoyska ayaa loo baahan yahay- tani waxay lagama maarmaan u noqon kartaa codsiyada fiisaha ee safaaradaha qaarkood).

12. Passport, contact information, address, and the university offering admission to the beneficiary of this sponsorship
(Baasaboorka, macluumaadka xiriirka, ciwaanka, iyo jaamacadda oo siisay aqbalaadda ee ka-faa'iideystaha kafaala-qaadkan)

Welcome
Soo Dhawow

11/05/2024
29/04/2024

Send a message to learn more

15/04/2024

Xafiiska Bakaal Notary waxa uu idiin hayaa adeeg notaayo hufan, deg degna ah.

09/04/2024

Ciid Mubaarak, Kullu Caam Wa Antum Bikheyr, Ciiddul Caafiyah. Ku ciida farxad iyo caafimaad.

Photos from Bakaal Notary's post 07/04/2024

Xafiiska Nootaayada Bakaal Notary waxa uu idiin hayaa adeeg nootaayo oo hufan, degdegna ah. Fadlan soo booqo xafiiskeenna oo ku yaal Via Roma, Xamar Weyne, Muqdisho, Soomaaliya.
Waxaana idiin soo dhaweynayo Avv. Abdulkadir Abdi Ahmed.

WhatsApp 61 8513580

10/03/2024

Ramadaan Mubaarak
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Farxad, caafimaad iyo cibaado ku sooma, Insha Allah.

04/03/2024
29/02/2024

Notary Services ⚖️


Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Via Rome
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00