Xarunta Tawbarada Iyo xirfadda Ee Kalmas

Xarunta Tawbarada Iyo xirfadda Ee Kalmas

Share

Kusoo dhowoow gacmo Furan Xarunta Tawbarada Iyo xirfaddaha Ee Kalmas

08/03/2023

Bismillaahi raxmaani raxiim

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh

Hambalyo Maalinka habeenka
soomaaliyeed 8,Maarso ,2023 .

Waxaan hambalyo U dirayaa Haweenka soomaaliyeed meel waliba ay dunida ka joogaan ay ugu horeyso hooyadeey macaan .

Bulsha kasta waxaa Udub dhexaad hormariyaal u ah habeen waayo habeenku maamuuskooda kaliya kuma koobna maadi dhanka diintuna waxay diinteenu macaan dhigtay maqaam sare .

Tusaalaha ugu weynna waxaa inoo ah in suurad dhan loogu magac darro si carabtii Xilligii jaahilya lootuso inay habeenku ay yihiin warshaddii ay ka yimaadeen saadrteedna ay xuquuqdooda dhowraan aynaan kuxad gudbin .

Waxaan aaminsanahay ka Shujaac Bulshaawi ahaan anigoo kuhadlaya codka Macalimiinta da'da yar ee soo koraysa inaynu habeenka u aragno inay yihiin Tiirkii iyo taagsigaan ku tallaabsanlaheyn marwalbana ay naga mudan yihiin ammaan , qaddarrin maalin walba, saacad walba iyo goob walba.

Ka aniga ahaanna waxaan ahay "wada koris" balse Qiimaha hooyo ay leedahay Ogaanshihiisa waa waxa heerkaan iyo martabadaan hadda aan marayo igaarsiiyay waxaana Damqadaa markaan arko hooyooyin udhibaatonaya sida hooyadeey ookale .

Ugu dambayn waxaan Walaalaheey iyo dhammaan bulsho weynta woomaaliyeed meelwalba ay joogaan ugu baaqi lahaa inay Qadariyaan oo ay qiimeeyaana hooyooyinkood ayna kukoobin halmaalin oo qudha .
"WALAAL UHOYO HOOYADAA"

HAMBALYO HOOYO MACAAN
iyo Tacliin
iyo tallabsi

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu