24/01/2026
Soomaaliya Soomaali baa leh.
Accounting principles are the rules and guidelines that any ADMIN must follow when reporting finance!
24/01/2026
Soomaaliya Soomaali baa leh.
Sida aad isku taqaan ma ehee waa sida laguu yaqaan!
Subax Wanaagsan.
حتي تفهم الحياة أكثر عليك زيارة ٣ أماكن:-
١- المستشفى
٢- السجن ٣-المقبرة.
Don't change yourself to win someone's heart. Stay true and you'll find someone who likes you for being you.
09/08/2024
Waxaa hambalyo leeyahay Dr. Abdikarim Mohaidin Ahmed oo loo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda SIMAD. Guddoomiye, Allaha kula garab galo mas'uuliyadda culus ee lagu saaray.
Aqoonteeda waad leedahay ee Allah kuguma Ceebeeyo u adeegidda umaddan Tabaaleysan ee wax badan Xog Ogaalka u tahay Tayeyta Tacliintooda Allaha kugu Toosiyo.
02/08/2024
Jimca wanaagsan Asaxaabta iyo qaraabada.
Hambalyo Shaqaalaha soomaaliyeed
May1, 2024.
14/04/2024
Bahda NASIIB WACAN!
Waxaan Hambalyo u dirayaa Clidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guurada 64-aad ee ka soo wareegatay markil la aas aasay 12-kil April 1960.