06/04/2026
Sawirkan ayaa maanta ka soo baxay degmada Diinsoor ee gobolka Dooy Somalia 🇸🇴.
Waa soo dhiwaynta gudoomiyaha cusub ee Degmada mudane Dc Ibrahim Maxamed nuur Shigshigow.
"Danta Yeeraan iyo Dirmadow"
06/04/2026
Sawirkan ayaa maanta ka soo baxay degmada Diinsoor ee gobolka Dooy Somalia 🇸🇴.
Waa soo dhiwaynta gudoomiyaha cusub ee Degmada mudane Dc Ibrahim Maxamed nuur Shigshigow.
05/04/2026
Degmada Diinsoor waxay ku jirta ama u diyaar garowday soo dhowaynta maamulka cusub.
05/04/2026
Hambalyo mar labad xafiiskii saxda ahaa aya shalay kasoo baxday magacaabista maamulka cusub ee Degmada Diinsoor.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Mohamed Isxaaq Cusmaan (Fanax) ayaa maamul Cusub Umagacaabey Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.
30/03/2026
Hambalyo gudoomiyaha cusub ee Degmada Diinsoor mudane Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow
30/03/2026
Hambalyo maamulka cusub ee Degmada Diinsoor
07/03/2026
07/03/2026
Wasiir Abdisalam Ali taariikhda ayaa ku xusi doonto masuuliyiin adi kaa horeysay wax ay samayn waayeen mudo 20 sano ah ayaad hal maalin ka sameysay waana kaaga mahadcelinayna hadii aan nahay dadka aad matasho.
Deeqda wasiirka uu bixiyey maanta waxa ay isugu jirtay sida hoose:-
● Deeq raashiin ah oo 500 qoys ah.
● Agab caafimaad (Dawooyin kala duwan)
● Gaari gargaarka deg dega ah( Ambulance) 🚑
● Daahfurka mashruuca dhismaha terminalka garoonka degmada Diinsoor.
Iyo deeqo kale.
Mahadsanid mudane wasiir Abdisalam Ali ✅️
07/03/2026
Mahadsanid mudane wasiir Abdisalam Ali ✅️
Masha allah Mahadsanid mudane wasiir Abdisalam Ali ✅️
19/02/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون
Allah ha unaxriiste waxaa hada degmada Diinsoor ku geeriyoodey Aw Raasin oo maalmahan dambe ku xanuunsanaayey degmada.
اللهم اغفر له وارحمه وعافيه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد.
17/02/2026
Ramadan Mubarak dhamman ummada soomaaliyeed meel kasta oo aad dunida ku joogtaan.
Ururka Midowga Dhallinyarada Beesha Dabare
16/02/2026
Hambalyo
Waxan halkan Hambalyo aroos uga dirayna Mr. Abdiwahaab Abdimajiid Fiqi iyo marwadisa Mss. Muna Xuseen Xalane oo maanta 16/2/2026 ay ku aqal galeen magaalada Mogadishu ee caasimada dalka.
Hambalyo Hambalyo
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Ururka Midowga Dhallinyarada Beesha Dabare