Samo Advertisement

Samo Advertisement

Share

Samo advertisement waa shirkad Sameysa Xayeysiimaha Casriga ah

08/03/2023

Usamee Ganacsigaada Muuqaalo Iyo Nashqadeyn Qurux Badan Si aad U Hesho Macaamiil Tira Beel ah.

Shirkada Samo Waa Suuragaliyaha Guusha Ganacsigaada.


.

Photos from Samo Advertisement 's post 14/02/2023

Waa Qeyb Kamid ah Adeegyadii aan U Qabanay Isbitaalka Ragga ,s Hospital Oo Kamid Macaamisha Shirkada Xayeysiimaha Casriga ah ee Samo Advertisement.

13/02/2023

Kusoodhawada Shirkada Xayeysiimaha Casriga Ah Ee Samo Advertisement.

Waxaan Ganacsigaada Uheynaa Xayeysiimo Casri Oo La jaan Qaadaya Caalamka Tiknoolajiyada , Waxaan Ganacsigaada usameyneynaa Muqaalo Ey Astaan Uyihiin Tayo iyo Hal Abuur , Waxaan Ganacsigaada Umaamuleynaa Dagalada Baraha Bulshada uu Kuleeyahay , Anaga Oo Macaamiishada La wadaagi doona Sawro Iyo Nashqado Ilqabad leh Oo Ganacsigaada Garaadsiiya Natiijo Guul Ah.

Waxaan Ku Leenahay Kusoodhawoow .

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu
252