Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia

Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia

Share

Waxaa lagu soo bandhigayaa dhammaan goobaha dalxiiska ee dalkeena, waxaana qeyb uu ka qaadan doonaa horumarinta dalxiiska dalkeena hooyo..

22/11/2024

Qandala, Puntland, Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia's post 04/08/2024

Mogadishu, ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

31/07/2024

๐Ÿ“MURCANYO, Magaalo Xeebeed Kulansatay Bad, Buuro, Beero, Beeyo, Kalluun, Xoolo, iyo khayraad Kaloo Badan

Photos from Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia's post 31/07/2024

๐Ÿ“ Butiyaalo, Bari, Somalia

Photos from Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia's post 04/06/2024

Ceel, Sheekh, Awdal Somalia ๐Ÿ–๏ธ

Photos from Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia's post 26/05/2024

Mogadishu: Kulan Wadatashi ah oo dhexmaray Wakiilo ka kala socday Wasaaradaha kala duwan ee ku Mideysan Madasha dhaqaalaha buluuga ( National Blue economy platform) Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada, wasaaradda kulumeysiga dhaqaalaha buluuga iyo Wasaaradda dalxiiska

Kulankan ayaa waxa hogaaminaysay agaasimaha hormarinda G dalxiiska sahro suleimaan waxaan diiradda lagu saarayey sidii looga wada shaqayn lahaa maalinta caalamiga ah ee badaha ( World ocean day 8 June 2024)

Isbarasho kadib, Kulankaan ayaa si wada jir ah, loogu falanqeeyeen doorka muhiimka ah ee Wasaarad waliba ka ciyaari karto Maalinta caalamiga ah baddaha dhinacyada kala duwan ee isticmaalka baddaha iyo Gudomiyaha degmadda Abdi aziz, gudomiso Rodo oo si weyn usoo dhawaysa in ay ka qayb qadato iyo in ay si dhaw ula shaqayso waaxda

Photos from Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia's post 19/05/2024

Eyl, Nugaal, Somalia ๐ŸŒŠ๐Ÿ๏ธ

Photos from Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia's post 14/06/2023

๐Ÿ“ Eyl Maldives in Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

14/02/2023

๐Ÿ“Middle of the Night ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia's post 13/02/2023

๐Ÿ“Mogadishu, Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia's post 11/01/2023

๐Ÿ“Marero, Bari, Somalia

Photos from Goobaha Dalxiiska Soomaaliya -Tourism Sites in Somalia's post 09/11/2022

๐Ÿ“Port of Mogadishu ๐Ÿšข

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Villa
Mogadishu
00252