05/02/2026
Astur Uniform
A Manufacturer/Supplier For All Kinds Of Uniforms
05/02/2026
27/09/2025
Waxaan ku takhasusnay tolidda dharka iyo daabacaadda logo-da si xirfad iyo tayo leh.
π Funaanado
π Surwaallo
π§₯ Jaakado
Dhamaantoodna waxaa laguugu diyaarinayaa tayo waara iyo naqshad kuu gaar ah.
Dalbo maanta si astaantaada ama shirkaddaada ay ugu muuqato dhar casri ah oo qurux badan.
π² WhatsApp: [0619527887 Ama 0619427887]
π’ Ogeysiis Muhiim ah!
Is-qoristu way bilaabatay! βοΈ
Waxaan idinku soo dhaweynaynaa Barashada Harqaanka iyo Dharjarista. Fursaddan ha seegin haddii aad xiisaynayso xirfad gacmeed faaβiido leh oo aad naftaada iyo bulshada wax ugu qaban karto.
β
Waxaad baran doontaa xirfado casri ah
β
Waxaa bixinaya macallimiin khibrad leh
β
Waxaa jira shahaado la bixiyo markaad dhammaysato
ποΈ Is-qoristu waa socotaa hadda!
πGoobta: [xarunteena taleex dhabarka dambe ee maqayda fatxi kaso horjeedka matoorada Beco]
π Wixii faahfaahin ah: [0619427887,0629527887]
Kusoo biir maanta si aad mustaqbalkaaga u dhisto! πͺπ§΅.
Astur school oo hoostaga Warshadda Tolista Dharka ee Astur waxuu la socodsiinayaa dadweynaha jecel barashada xirfadda Tolista dharka in la qaadanayo arday cusub oo la bari doono Tolista dharka, Cabiraada iyo Naqshadeynta (Designing). Shuruudaha looga baahan yahay waa
1. Waa uu wax qori karaa waxna aqrin karaa.
2. Waa in uu yaqaan xisaabta sida ( isku-dhufasho, Qeybinta,isku-darka iyo kala-goynta).
3. Waa in uu yahay qof qaangaar ah.(Rag iyo Dumar)
Isqorista waxey ka socotaa xarunta Astur Uniform Factory oo ku taal Taleex ka soo horjeedka Matoorada korontada Beco ee degmada Hodan. Isqoristu waa socotaa.
Wixii faahfaahin ah ka wac. 0619427887 / 0629527887.
04/06/2025
Astur Uniform waxaad kahelaysaa dhamaan noocyada kaladuwan ee dharka Security.
2025
22/03/2025
Astur Uniform waxaad kahelaysaa dhamaan noocyada kaladuwan ee labiska maqayadaha.
28/02/2025
Ramadan krem dhamaan Macaamiisheena
25/02/2025
Macaamiisheena qaaliga ah, Astur Uniform Waxay kuu heysa noocyada kaladuwan ee uniforms ka lehna tayo sare!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Dagmada Hodan-Taleex
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |
