16/02/2026
Raysal wasaare Abiy Ahmed Ali : "Itoobiya waa dalkii labada Hijra marti geliyey, waxaa nahay dhulkii Nabiga NNKHA ku sifeeyay in uu yahay mid aan laysku dulmi oo run ku sifeysan, waxaa nahay dalkii soo-saaray Bilaalkii Eedankii u horreyey dunida gaadhsiiyay."
