Eng Abdiaziz Weedh

Eng Abdiaziz Weedh

Share

Offical page Director NIRA North-East State Office | Former SERDO Excuiteve Director |
Raised & Born in Some Where of The 🌎

19/10/2025

U adeegida shacabkaygu Waa Halbeegayga Kowaad iyo labaad Si ay u helaan Xaqooda muwaadinimo ee u damanaad qaaday Dastuurka JFS iyo kan dawlad goboleedka Waqooyi Bari .

Kaadhka Aqoonsiga Qaranku wuxuu kuu sahlayaa inaad si fudud u xaqiijiso Himilooyinkaaga Mustaqbal,Xaaladaha dhaqan dhaqaale iyo badqabkaaga Amni.

Muwaadin doono Kaadhka


NIRA Somalia

17/10/2025

Muddada Khidmad-dhaafka Is-diiwaangelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranku waxa ay ku eeg tahay 31-ka Bisha Oktoobar.

Fadlan ka faa'idayso fursadda oo iska diiwaangeli Xarunta NIRA ee kuugu dhow!

Muwaadiniinta Reer Waqooyi Bari waxaan ugu bishaaraynayaa in Aan Saacado dheeri ah ku darnay Xiliga shaqada si Muddadaas Gaaban ay uga faaidaystaan

YOUR ID IS YOUR RIGHT

17/10/2025

Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) waa Hay'adda u xilsaaran diiwaangelinta iyo aqoonsi-siinta dadweynaha Soomaaliyeed; Kaarka ay bixisana waa "Kaarka Aqoonsiga Qaranka."

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Mogadishu