19/03/2026
iidung iidiye neped i barwaaqé ebehey nii deersii iid felyé meel walbé ising roogtang
عيــد الفطـــر المبـــارك🎉 ciid wanaagsan🎁❤️
تقبـــل الله منـــا ومنكـــم صالـــح الأعمـــال🎁💰❤️
Dhammaan ummada soomaaliyeed meel walboo ay joogaan waxaynu leenahay
ciid wanaagsan.
soonkeenii, salaadeenii iyo dhammaan acmaashii wanaagsanayd ee aan soo samaynay allaah hay naga aqbalo🤲
09/03/2026
أهنّئ بخالص التهاني وأطيب التبريكات
للشّيخ الأخ: سعيد محمد خليف 🎉🎉🎉
بقبوله في مرحلة الماجستير قسم الأدب والبلاغة في الجامعة الإسلاميّة بالمدينة المنّورة
نرجوا من الله أن يوفّقه العلم النّافع
#متابعين #رمضان
08/03/2026
تتقدّم رابطة الآفاق للدّعوة والتّعليم بخالص التّهاني وأطيب التّبريكات
للشّيخ: عبدالرّحمن إسماعيل بولي
بقبوله في مرحلة الماجيستير قسم الإدارة التّربويّة في الجامعة الإسلاميّة بالمدينة المنّورة
نرجوا من الله أن يوفّقه العلم النّافع
#متابعين
24/08/2025
بارك الله في جهودك
فضيلة الشيخ المقرئ محمد نونو هلولي
16/08/2025
رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم waxay qabatey dood cilmiyeed loogu hadlaaye ( RAADADKA AY LEEYIHIIN BARAHA BULSHADA ) waxaanan meesha kamarneyn kasoo qayb galka nadwada hablahaheena ducaada ah oo sharafta badan ee reer baydhabo waxaan u rajeynaynaa mustaqbal ifaya oo dhanka cilmiga barashadiisa ah iyo dhankastoo noloshooda iyo naftooda iyo tan bulshaduba ay ku hormarinayaan waxaan idiin leenahay bata oo barakooba idim alle
15/08/2025
رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم waxay mahad celin ballaaran udiraysaa dhalinyaradii ka faa'iidaystey oo waqtigoodii usoo baarujiyay nadwadii ku saabsaneyd ( raadadka ay leeyihiin baraha bulshada ) taasoo ay soo qaban qaabisay RAABIDADA AL-AFAQ waxaan alle swc idin kaga rajeynaynaa guulo badan inaad ka gaartaan diinteena suuban
15/08/2025
من المشاركين في النّدوة:
فضيلة الشيخ محبوب سيدو عبدالله رئيس Mu'assasada Almanaara
و الشيخ إبراهيم عمر
والشيخ عبدالمجيد معلم عبدالرحمن حفظهم الله جميعا ونحن مسرورين بمجيئكم ومشاركتكم في هذه النّدوة التوعويّة.