17/12/2025
.
This is the official page of Sen.Dahir Ayanle Said (Mem.of Federal Parliament of Somalia"Upper House"
17/12/2025
.
13/12/2025
Tacsi
انا لله وانا اليه راجعون
Allaha u naxariisto madaxweynihii h**e ee Puntland Col. Jaamac Cali Jaamac oo ku geeriyooday magaalada London.
Waxaan tacsi u dirayaa qoyskiisa, Reer puntland iyo guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed, waxaana Eebe uga baryayaa inuu Jannatul Fordaws ku abaal mariyo.
21/06/2025
HAMBALYO.
Hambalyo Senator Cabdi Cabdullaahi Xaashi Golay oo maanta ay Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland u doorteen xubin ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Alle ha kuu fududeeyo xilka.
06/06/2025
CIID WANAAGSAN.
Waxaan munaasabadda barakaysan ee Ciiddul-Adxaa awgeed, hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Soomaaliyeed.
Waxaan idiin rajeynayaa ciid caafimaad, farxad iyo reynreyn leh, adinka iyo qoysaskiinnaba.
Ciid Mubaarak, Kullu Caam wa Antum Bikhayr.
28/05/2025
Tacsi
انا لله وانا اليه راجعون
Waxaan ugu tacsiyeynayaa Ehelka, Qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle Ha-U-naxaristee Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan) oo ku geeriyooday Magaalada Narobia ee Caasimada Dalka Kenya
Allah ha u naxariisto Jeneral Morgan ayaa kamid ahaa saraakiishi ugu sarreeysay Dowladii Kacaanka isagoona lagu xaauusto doorkii uu ku lahaa dadaalada dib loogu dhisayey Ciidamada Qalabka Sida, hadana ahaa La-taliyaha amniga madaxweynaha Dowladda Puntland.
waxaan Alle uweydiinayaa in hoygiisa uu ka yeelo janatul firdowsa ehelka iyo qaraabadana samir iyo iiman uu ka siiyo.
Amin Amin Amin