Women and Child Protection Unit SPF

Directions

Women and Child Protection Unit SPF Women & Child Protection Unit (WCPU)
Somali Police Force 🇸🇴
Protecting Women. Safeguarding Children. Your Safety • Our Duty

🛡️ TACADIGU WAA CEEB BULSHOXafiiska Waaxda Ka Hortagga Tacaddiyada iyo Ilaalinta Haweenka iyo Carruurta ee Ciidanka Bool...
05/09/2026

🛡️ TACADIGU WAA CEEB BULSHO

Xafiiska Waaxda Ka Hortagga Tacaddiyada iyo Ilaalinta Haweenka iyo Carruurta ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu bulshada xusuusinayaa in tacaddigu yahay fal aan la aqbali karin, isla markaana qof walba uu xaq u leeyahay badbaado, sharaf iyo ilaalin.

Waxaan u taagan nahay badbaadadaada, ilaalinta xuquuqdaada iyo ka hortagga tacaddiyada loo geysto haweenka iyo carruurta.

📞 Fadlan wac Khadka Xafiiska: 469
24/7 – Bilaash

Haddii aad tahay dhibbane, aad aragtay tacaddi, ama aad u baahan tahay gargaar, ha aamusin — nala soo xiriir.

🤝 Ilaalintaadu waa waajibkeenna.
Aamusnaantu xal ma aha — soo sheeg tacaddiga.




BAYAAN RASMI AHWaxaan si cad u caddeyneynaa in aan la oggolaan doonin jiritaanka xarumo dhaqan-celin oo sharci darro ah ...
01/04/2026

BAYAAN RASMI AH

Waxaan si cad u caddeyneynaa in aan la oggolaan doonin jiritaanka xarumo dhaqan-celin oo sharci darro ah oo lagu xareeyo haweenka Soomaaliyeed, laguna qaato lacago, isla markaana lagu geysto falal waxyeello iyo tacadi ah.

Hay’adaha ay khuseyso waxaa ka go’an inay si buuxda uga hortagaan falalka noocan ah, isla markaana tallaabooyin sharci ah oo adag laga qaado cid kasta oo ku lug yeelata ama ka dambeysa.

Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan bulshada iyo hay’adaha kala duwan inay ka qeyb qaataan ilaalinta xuquuqda haweenka, isla markaana soo gudbiyaan wixii xog ah ee la xiriira falalka noocan ah.








08/03/2026

"Maanta waxaan u dabaaldegaynaa Malinta Haweenka Adduunka, Haweenku waa laf-dhabarta bulshada, waa hooyooyinka, walaalaha, iyo hormuudka nolosheena. Aynu u muujino ixtiraam, jaceyl, iyo taageero joogto ah.”








Address

Makka Almukarrama
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Women and Child Protection Unit SPF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share