Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar kamid Wadooyinka Caasimadda oo uu biyaha dhigay Roobkii da’ay 24-kii saac.
Pageka isbadal weyn
shodhawaaw best friends page wuxuu ufuran yahay qof walbo oo ra.ayi wato
25/08/2022
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kusoo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo.
25/08/2022
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, halkaas oo labada cisho ee soo socota uu ku sugnaa doono.
Garoonka diyaaradaha magaalada Garowe waxaa ku soo dhoweeyay wafdiga Madaxweynaha hoggaanka sare ee Puntland iyo boqolaal shacab ah.
We are standing every time to help our patients
School ka dhis maa kusocdo qosol 👍like iyo share ha ka ilaawin
Qosol iyo qaraaxo daawo 👍like iyo share ha iga ilaawin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Km4
Mogadishu
