Ahmed Salah Mohamud

Ahmed Salah Mohamud

Share

Head of Admin& Finance at Ministry Of Transport & Civil Aviation

18/09/2024

SOME SUCCESSFUL PEOPLE AND THEIR READING STORIES.

1. Warren Buffett is known for his voracious reading habits. He spends a significant amount of his day reading various materials, including annual reports, business newspapers, and books on a wide range of subjects, particularly investing and business management.

2. Oprah Winfrey is an avid reader and has a well-known book club where she recommends and discusses books with her audience. She credits much of her success to the habit of continuous learning through reading.

3. Elon Musk is known to be an avid reader from a young age. He has mentioned in interviews that he would read for 10 hours a day as a child. He often attributes his broad knowledge base to his extensive reading habits.

4. Bill Gates is known to be an avid reader and often shares his reading recommendations through his blog, Gates Notes. He reads a wide range of materials, from non-fiction books about technology and science to novels and biographies.

5. Sheryl Sandberg, the COO of Facebook, is known for her disciplined reading habits. She sets aside time each day to read and is often seen sharing insights from the books she reads on her social media platforms.

6. Mark Zuckerberg, the CEO of Facebook, has made it a personal challenge to read a book every two weeks. He shares his reading list annually and often discusses the impact that books have had on his personal and professional growth.

7. Satya Nadella, the CEO of Microsoft, is known for his love of poetry and literature. He often incorporates lessons learned from literature into his leadership style and decision-making process.

8. Indra Nooyi, the former CEO of PepsiCo, is an avid reader who has credited books with shaping her leadership style and approach to business. She often recommends books to her employees and peers as a way to foster continuous learning and growth.

These individuals showcase the importance of reading as a habit for personal and professional development, as well as for broadening one's perspectives and knowledge base.

Make reading a habit, and build your life and career.

17/01/2024

Allxamdululaah ilahay Bay mahadi u sugnaatay nagu guuleeyey qaliinkii aabo mcn.

Mahadnaq iyo bogaadin aan u jeedinayo Soomali Syria Hospital oo aabo Saalax Maxamuud noogu sameeyey 2 qaliin taarikhdu ahaad 15-01-2024 alle subxaana watacaal ayeey mahadi u sugnaatay marka koowada, sidoo kale waxan mahadnaq u soo jeedinayaa maamulka, dhakhaatiirta iyo hawlwadeenada hospital ka soomali Syria oo si gobanimo leh wax noogu qabta ilaa hadana nala wada dar yeelida iyo daaweynta aabo mcn.

Runtii waxan arkey dhalin Yaro hawl kar ah oo daacadnimo kugu adeegay walaalayaal mahadsanidiin ayaan idin leeyahay.

Walaalayaal waxan idin leeyahay dadka soomaaliyeed sidaa aad igu adeegteen ugu adeega,weliba dadka Dan yarta ah iyo kuwa jilicisan aad ula socoda xaaladohooda gaarka ah.
Allah mahadleh.

11/01/2024

Saakookale wadooyinka caasimada Mogadishu waxad isku arkeysaan 5 Sano ilaa 10 sano ka hor aad sxbo Aberdeen ama arday wada Aberdeen.

15/12/2023

Meeqo xayaawaan ayaa kuu muuqda?
Jimce wanaagsan

12/12/2023

Odaygii Ahmed maxaa ku dhacay mise hada ayuu waagu u bareyey?
Odayga waxan filayaa in qool waxareed la geliyey 5tii sano ee la soo dhaafay oo hada laga furay????

11/12/2023

Wakhtigu nacaseesanaa waayuhu qiyo badan ogaa dhalintu weji garadsanaa.
Weelkaagu hadaanu buuxin wax saarku ku qaban ogaa weedhaadu itaal yaraa wax hayntu Mar fiicanaa.

17/11/2023

Jimce mubaarak familys and friends

12/11/2023

Hambalyo Hambalyo adeer qaali ah Naaleye Kalinle iyo eedo hodon isku waar oo ahaad kuwii jira oo jooga wiil iyo caano gabadh iyo caano.

Hambalyo adeer mcn

20/10/2023

Masha allah guuley my Garaad Jamac garaad ismaacil

20/10/2023

Ilahay bay mahadi u sugnaatay inoo suurta geliyey in aaynu gaadhno guusha weyn ee taarikhiga ah.

Waxan u mahadcelinayaa madaxweynaha Jahmuuriyadda Fadaralka soomaaliya Dr. Hassan Sheikh Mohamud iyo RW XFS mudane hamse abdi barre oo gutay waajibaadkii ka saara dalkaneena soomaaliya, runtii waan oga mahadcelinayaa go,aanka geesinimada leh ee aay qaateen ee ah isku haynta dalkeena iyo wadajirka dadkeena soomaaliyeed.

Sidoo kale waxan u mahadcelinayaa garaad SSC, siyaasiyiinta, dhalin yarada, haweenka iyo qalasayada SSC meel walba oo aay joogan waan ragii guusha keenay.

Hadaba waxan madaxda ku bogaadinayaa in aay dadkii soomaaliyeed ee barakaca iyo dhibka loo geeystay in aay sida ugu fudud oo ugu dhawo in dib u dejin loogu sameeyo oo kow laga dhiga dadka masaakiinta ah.

Sidoo kale dadka SSC wàxan ka codsanayaa in aay la shaqeeyaan dawllada soomaaliyeed iyo maamulka cusub ba oo àay iska jiraan daldaloolo laga soo geli karo maamulka cusub, sidaa waxan u leeyahay waraabihii raqda laga eryay weli wuu soo eegay in aay dadka ka bursaday aay weli joogan iyo in kale.

Sidoo kale dadka soomaaliyeed meelwalba oo aay joogan waan oga mahadcelinaya taageeridii dadka soomaaliyeed ee reer SSC SOOMAALIYA SOOMALIYA BAA LEH.

10/10/2023

Forget who hurt you yesterday but don't forget those who love you everyday.
Forget the past that makes you cry and focus on the present that makes you smile.
Forget the pain but never the lessons you gained.

Happiness is a always happiness.

10/10/2023

Waa aniga iyo moha yare oo idin leh barqo wanaagsan asxbta

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

http://www.villasomalia.gov.so/, http://www.motca.gov.so/

Address


JALLE SIYADA Road
Mogadishu
252