CIMIC SNAF

CIMIC SNAF

Share

HOGGAANKA ISKU XIRKA SHACABKA & CIIDANKA XDS

29/05/2026

Taliska Ciidanka XDS Oo Shixnado Gar gaar Kala Duwan ah Gaarsiiyay Qaar Kamida Hooyooyinka Korinaya Agonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed .

28/05/2026

G/sare iiman Elman Madaxa Hogganka Isku Xirka Shacabka iyo CXDS Ee Cimic.

Photos from CIMIC SNAF's post 27/05/2026

Sawiro :Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Salaadda Ciidul Adxa Ku Oogay Deegaanka Xaaji Cali Ee Gobolka Shabeellada Dhexe, sidoo Kale Ciidanka Ayaa Munaasibadda Ciidda La Qaybsaday Bulshada Deegaanka.

26/05/2026

Geesiyaasha Sida Gaarka Ah U Tababaran (Especial Force) CXDS Ee Ah Kuwa Godadka Ugu Daata khawaarijta.

Photos from CIMIC SNAF's post 23/05/2026

Kusimaha Taliyaha Ciidanka XDS ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Gen Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay shuhadadii geesiyaasha ahaa ee Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Munaasabaddan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Guutada 16'aad ee Kumaandooska Danab, Col Cabdicasiis Xuseen Maxamed, saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed, carruurta agoonta ah ee ay ka tageen geesiyaashii shahiiday, waalidiintooda iyo marti sharaf kale.

Taliyaha Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab Col Cabdicasiis Xuseen Maxamed oo munaasabadda ka hadlay ayaa xusay geesinimada iyo naf-hurnimada shuhadada isagoo sheegay in ay door weyn ka qaateen difaaca dalka iyo ciribtirka argagixisada.

Sidoo kale Kusimaha Taliyaha Ciidanka XDS ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Gen Sahal Cabdullaahi Cumar oo dhankiisa ka hadlay munaasabadda ayaa bogaadiyay dadaalka iyo halganka ay shuhadadu u galeen difaaca qaranka wuxuuna tilmaamay in mar walba la xasuusan doono geesiyaasha naftooda u huray badbaadinta shacabka iyo dowladnimada Soomaaliyeed.

23/05/2026

Geesiyaal Lagu Xushay Diin , Akhlaaq iyo Aqoon .

21/05/2026

illaahayna Aamin Dadkiinana U Sheeqeeya "Gen Cumar "

20/05/2026

Geesiyaal Soo Saara Geesiyaasha Ah Jiilka Cusub Ee Ciidanka XDS.

17/05/2026

Waxaa Na Sugaaya Malaayiin Soomaali Ah Oo Doonaya Inaan Dalka Dhaafino Argagexisada "L/xle Abdullahi Cusman Maxamed (ilkacase) Taliyaha ururka 204"aad gor gor XDS".

16/05/2026

Sanadkaan Waxuu Noqonayaa Kii La Dhamaystiri Lahaa Argagexisada "Gen Ibrahim Maxamed Maxamuud Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed".

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Villa Gashandhiga
Mogadishu