10/09/2024
Senator Abdi Hashi Abdullahi
Bogga Rasmiga ah ee Guddoomiyaha Aqalka Sare Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Official Page of the Speaker of the Somali Senate Sen. Abdi Hashi Sen.
Abdi Hashi Abdullahi
The Speaker of the Upper House of the
Federal Parliament Somalia
10/09/2024
28/06/2023
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu ugu hambalyaynayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee Ciidul Adxaa.
Farxad ku ciida.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Dadwaynaha
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.
Email:- [email protected]
Facebook: www.facebook.com/SenateSom?
Twitter:-
Website:- www.senate.gov.so
14/09/2022
INNAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxaan murugada la qaybsanayaa Madaxweynihii 7-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed oo hooyadii Marwo Xasno Cabdulle Isaaq geeriyootay.
Waxaan Alle uga baryayaa Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq in uu hoygeeda ka yeelo jannatul fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskeeda iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
KM0, Shibis
Mogadishu
