26/05/2026
CIID WANAAGSAN dhamaan qoyska Dugsiga Cali Xuseen meel walba oo ay dunida ka joogaan.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali Hussein Primary and Secondary School, Public School, Xaawo Taako, Mogadishu.
This school is one of public schools located in wadajir District of Banadir region and it is one of community schools which come directly under the Ministry of Education of Somalia Federal government.
26/05/2026
CIID WANAAGSAN dhamaan qoyska Dugsiga Cali Xuseen meel walba oo ay dunida ka joogaan.
25/05/2026
Maamulka sare ee dugsiga, macallimiiinta, ardayda iyo dhamaan shaqaalaha dugsiga waxa ay farxadda qalin jebinta la wadaagayaan Bare sare Saciido Shikh Axmed Daahir oo maanta ka qalin beddelatay heerka 2aad ee waxbarashada Sare (Master degree). Waxaana Allaah uga baryaynaa inuu ka dhigo mid naafic u ah iyada iyo guud ahaan ummadda soomaaliyeed.
18/05/2026
Qaar kamid ah sawiradi Xafladii saaka laguso gabgabeynayay tartamada dugsiga Cali Xuseen👉🏆🔥
18/05/2026
Top scorer of Ali Hussein tournment👉🏆
18/05/2026
Best Player of Ali Hussein Tournment👉🏆
18/05/2026
Hamplyo Hamplyo Hamplyo fasalka f3B aya noqday Champion-ka dugsiga Cali Xuseen sanad dugsiyeedka 2025/26
17/05/2026
Indhaha nagu haaya beri iyo Finalka Tartan aqooneedka yaa ku gelysan kara F3B vs F1C👉🏆
06/05/2026
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, ma dhinte waa Alle waxaa caawa fiidkii geeriyooday Aabe Maxamed Guhaad Shaaciye oo ah maamule ku xigeenka dugsiga Cali Xuseen Gelinka Dambe Ruquyo Maxamed Guhaad aabaheed. Sakaraadka waa gudubyaye Allow marti la jecel yahay ka dhig, qabriga Allaha u fududeeyo, marti la jecel yahay Allaha ka dhigo, kitaabkiisana midigta Allaha ka siiyo. Aamiin aamiin yaa Rabbi.
01/05/2026
Munaasabadda maalinta shaqaalaha adduunka aawadeed waxa uu maamulka dugsiga u hambalyaynayaa dhamaan shaqaalaha soomaaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada iyo teamka dugsiga Cali Xuseen.
Dhanka kale dhammaan waalidiinta iyo ardayda waxaan ogaysiinaynaa in ay fasax tahay maalinta berri ah oo Sabti ah 2 May 2026, waxayna waxbarashadu dib u billaabanaysaa Axad 3 May 2026.
25/03/2026
OGEYSIIS BAAFIN ID NIRA AH
Waxaa la baafinayaa kaarka aqoonsiga Qaranka (NIRA ID) oo lumay, kaas oo ku qoran magaca: Hassan Aden Ibrahim. Kaarkan ayaa laga helay waddada, waxaana la doonayaa in loo celiyo milkiilihiisa saxda ah.
Sidaas darteed, cid kasta oo taqaan milkiilaha ama haysa xog ku saabsan, fadlan ha la soo xiriirto:
• Cabdulqaadir Maxamed Jimcaale (Macalin Yarow) – Maamulaha Dugsiga Cali Xuseen
• Tel: 0618042525
• Ama Xarunta Dugsiga Cali Xuseen ee degmada Wadajir
Ujeeddadu waa in si mas’uuliyad leh loogu celiyo dukumeentigan muhiimka ah milkiilihiisa.
Mahadsanidiin.
CIID WANAAGSAN
Dhamaan waalidiinta, macallimiinta, ardayda iyo bahda waxbarashada waxaan ugu hambalyaynaynaa maalinta 2aad ee munaasabadda ciidul fitriga.
Dhanka kalena waxaan ardayda iyo macalimiintaba la wadaagaynaa in dugsiga dib loogu soo laabanayo maalinta Isniinta 23 March 2026.
Mahadsanidiin.