17/02/2026
Golaha Dhaqaalaha Qaranka waxay dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyaynaysaa munaasabadda curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Bishan kheyrka badan waxaan Alle uga baryeynaa inuu ka dhigo mid nabad, barwaaqo, midnimo iyo dambidhaaf u horseeda dalkeenna iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka.
———————
DHAMMAAD
Facebook: https://www.facebook.com/NECSOMALI
X(Twitter): https://x.com/nec_somalia
TikTok: https://www.tiktok.com/
YouTube: https://youtube.com/NECSomalia
Website: www.nec.gov.so
