Deek darajo

Deek darajo

Share

Become a master of your mine BECOME A MASTER OF YOU MINE

29/05/2022

Tuuggi shalay isku dayay inuu gaarigeyga xado ee miraayada ka jebiyay waxaan jecelahay inaan u sheego inuu taleefankiisa gaariga uga dhex dhacay, haddana aan aniga gacanta ku haayo, ciwaankiisa Facebook-na uu furanyahay! Waxaana laga yaabaa inuu hadda post-gaan akhrinaayo, ma jecleyn inaan ku fadeexeeyo balse alaabti aad qaadatay iska soo celi...

Igu saacida inaan tuugaas helo oo ciwaankiisa waa midka hoos ku qorane bal fariintan gaarsiiya!!! Mahadsanidiin

👉https://www.facebook.com/profile.php

NB: Hablaha uurka leh Postigan idinkuma socda kajoog dhiiqada lugaha hala galin

28/05/2022

Mugdi maaha laakin waxad ku arki doonta wax kaa farxiya ❤👇👇

22/05/2022

11/05/2022

Codeyn qof iyo Cod ah bal aan aragno Madaxwaynaha Dalka
No qabiil


Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu