Abdi Hakiim Hikam
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdi Hakiim Hikam, Mogadishu.
Qofka qadarin iyo ixtiraam kuu muujiyay wuu kaala qiimo wayn yahay qof wax kusiiyay, hantidu waxba maaha waxaa ka muhiimsan qiimaynta iyo qadarinta qofkaasi kuu muujiyay qiyamkaaga๐.
Hambalyo Hambalyo Waxaan Halkaan oogu Hambalyeeynayaa wallkey ๐ ๐ป๐ฝ๐ Xamiid Cali Bari
Iyo Dumaashideey Khadro Abdikarin Maxamuud Oo Gabar oogu Dhalatay Caasimada muqdisho Waxan lee Yahay Ader Noqo mid DDD Anfacdo
Saabirr Cadde โค๏ธ๐
08/11/2023
Hamplayo Hamplayo wlkey Abdi Nor Mohamed Khair iyo dumashi Caziizo saaga meherkoda Ka dhacay Gobalka shabeele ee dagamada FerFeR waxaan leyhy Gacal iyo sokeeye Guurgina lugu farxaa
Abdi Nor Mohamed Khair
Allaha u naxariisto, Ayeeyo Xaliimo Sheekh Muxumed-dhafe, danbigeeda allaha dhaafo, qabriga allaha u waasiciyo, ehelka iyo qaraabada gaar ahaan awlaadeeda iyo walaaladeed Allaha sabar iyo Iimaan ha inaga wadasiiyo.
Waxaan si gaar ah ugu tacsiyeeynayaa reer adeerkey sheekh Muxumed-dhafe iyo Reer adeer Sheekh cismaan-qulqul.
ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู
06/09/2023
Abdifatah Hassan Sheikh Mohamoud. Waxaa dhalay Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuu aabihii ku garabsiinayaa dagaalka ka socda dalka.
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud
05/09/2023
Mucaridnimo marka halkas iska dhigo Wa ku jirtaa Dadaal Adag Allah kugu Guleeyo Madaxweyne ๐ธ๐ดโค๏ธ๐
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud
04/09/2023
Fannaan Ahmed naaji sacad Yaa tii rabbi oogu timid London. Eebbe Naxariistii janno hasiiyo Ehelkana samir iyo iimaan, Aamin.
ุงูุง ููู ูุงูุง ุงููู ุฑุงุฌุนูู
04/09/2023
Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha Dowladda ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay sharci darro tahay goโaankii Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ku amray in aysan wax mushaar ah bishaan qaadan doonin shaqaalaha dowladda Hoose, taas badalkeedana mushaarkooda lasiin doono ciidanka ku sugan furimaha dagaalka.
03/09/2023
Farriin ku socota ; adduunyo waa idinkaga dambayn doonnaa annaga oo sharaf ku nool, Alle raalli gelintiisana waa idin kaga horreeynaa. -
Abdinur Mohamed Ahmed
31/08/2023
๐จ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐! Liverpool agree deal to sign Ryan Gravenberch from Bayern Munich ๐ดโจ
โฌ40m plus โฌ5m in add-ons, 5 year deal, he will fly to Liverpool tonight.
Fabrizio Romano
29/08/2023
Hayโadda PSF ee la dagaalanka Argagixisada ayaa warbixin kasoo saartay Nuur Cabdullaahi MaalinGuur (Nuur Deeq), waxay sheegeen in uu geystay dilal iyo weeraro bahalnimo oo lagu gumaaday shacab iyo Haldoor bulshada gobalka Mudug ah, waxayna sheegeen in ay muhiim tahay in Nuur Deeq Cadaalada lahorgeeyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
