Abdi Hakiim Hikam

Abdi Hakiim Hikam

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdi Hakiim Hikam, Mogadishu.

Qofka qadarin iyo ixtiraam kuu muujiyay wuu kaala qiimo wayn yahay qof wax kusiiyay, hantidu waxba maaha waxaa ka muhiimsan qiimaynta iyo qadarinta qofkaasi kuu muujiyay qiyamkaaga๐Ÿ™.

04/01/2026
19/09/2024

Hambalyo Hambalyo Waxaan Halkaan oogu Hambalyeeynayaa wallkey ๐– ๐–ป๐–ฝ๐—‚ Xamiid Cali Bari
Iyo Dumaashideey Khadro Abdikarin Maxamuud Oo Gabar oogu Dhalatay Caasimada muqdisho Waxan lee Yahay Ader Noqo mid DDD Anfacdo

Saabirr Cadde โค๏ธ๐Ÿ™Œ

08/11/2023

Hamplayo Hamplayo wlkey Abdi Nor Mohamed Khair iyo dumashi Caziizo saaga meherkoda Ka dhacay Gobalka shabeele ee dagamada FerFeR waxaan leyhy Gacal iyo sokeeye Guurgina lugu farxaa

Abdi Nor Mohamed Khair

29/09/2023

Allaha u naxariisto, Ayeeyo Xaliimo Sheekh Muxumed-dhafe, danbigeeda allaha dhaafo, qabriga allaha u waasiciyo, ehelka iyo qaraabada gaar ahaan awlaadeeda iyo walaaladeed Allaha sabar iyo Iimaan ha inaga wadasiiyo.

Waxaan si gaar ah ugu tacsiyeeynayaa reer adeerkey sheekh Muxumed-dhafe iyo Reer adeer Sheekh cismaan-qulqul.

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

06/09/2023

Abdifatah Hassan Sheikh Mohamoud. Waxaa dhalay Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuu aabihii ku garabsiinayaa dagaalka ka socda dalka.

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud

05/09/2023

Mucaridnimo marka halkas iska dhigo Wa ku jirtaa Dadaal Adag Allah kugu Guleeyo Madaxweyne ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿ‘

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud

04/09/2023

Fannaan Ahmed naaji sacad Yaa tii rabbi oogu timid London. Eebbe Naxariistii janno hasiiyo Ehelkana samir iyo iimaan, Aamin.

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

04/09/2023

Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha Dowladda ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay sharci darro tahay goโ€™aankii Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ku amray in aysan wax mushaar ah bishaan qaadan doonin shaqaalaha dowladda Hoose, taas badalkeedana mushaarkooda lasiin doono ciidanka ku sugan furimaha dagaalka.

03/09/2023

Farriin ku socota ; adduunyo waa idinkaga dambayn doonnaa annaga oo sharaf ku nool, Alle raalli gelintiisana waa idin kaga horreeynaa. -

Abdinur Mohamed Ahmed

31/08/2023

๐Ÿšจ ๐‡๐„๐‘๐„ ๐–๐„ ๐†๐Ž! Liverpool agree deal to sign Ryan Gravenberch from Bayern Munich ๐Ÿ”ดโœจ

โ‚ฌ40m plus โ‚ฌ5m in add-ons, 5 year deal, he will fly to Liverpool tonight.

Fabrizio Romano

29/08/2023

Hayโ€™adda PSF ee la dagaalanka Argagixisada ayaa warbixin kasoo saartay Nuur Cabdullaahi MaalinGuur (Nuur Deeq), waxay sheegeen in uu geystay dilal iyo weeraro bahalnimo oo lagu gumaaday shacab iyo Haldoor bulshada gobalka Mudug ah, waxayna sheegeen in ay muhiim tahay in Nuur Deeq Cadaalada lahorgeeyo.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00