The Gaashaan

The Gaashaan

Share

Cidamada Gaashaan ee Aminiga Dalka, Gashaan wexee u taagayihin badbaadada dadka somaliyed. The national security unit, Gaashaan, the shield of Somalia.

Gaashaan are committed to the safety and security of the Somali people.

18/02/2026

18 Febraayo 2026, Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa Howlgal Qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaanka sinka-dheer, ee hostaga degmada Afgooye, Gobolka Shabeellaha hoose, gacanta kusodhigay Dhagar-qabe ka tirsanaa kooxda Khawaarijta, kana mid ahaa Xubnaha u qaabilsanaa farsamada iyo dhigida miinada Dhulka lagu aaso, Dhagar-qabahaan ayaa in Muddo lagu raad-joogay.

Waxaan u bishaareyneena dhamaan dadka somaaliyeed. Marka qorraxdu soo baxdo berri haddu Allah (SW) qadaro, Muqdishu waxay noqon doontaa meel ka nabdoon sidii h**e mar haddii ninka qaraxyada sameyn jiray u caawa xabsiga ku jiro.

28/01/2026

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa Howlgal Qorsheysan oo ay ka fuliyeen Duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku dilay labo (2) Dhagar-qabe ka tirsanaa Khawaarijta, kana mid ahaa Xubnaha u qaabilsanaa lacagaha baada iyo Miinooyinka Dhulka lagu aaso, kuwaas oo Muddo Dheer lagu raad-joogay.

Howlgalka oo si Taxaddar leh ay u fuliyeen Ciidanka Gaashaan, ayaa lagu dilay labada Dhagar-qabe iyadoo laga soo furtay Qori nooca AK-47 ah.
waxaan u mahadcelinynaa shacabka ki door muhiim ah ka qaatay bixinta xogta ku saabsan bixinta xogaha muhim ka ah ee fududey hawlgalkaan.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu