Skillbridge.

Skillbridge.

Share

Skillbridge home of skills

11/05/2026

digital marketing waa fursad balaaran oo aad helli karto Skillbridge.

12/04/2026

Skillbridge waxay si sharaf leh kuu ogeysiineysaa inay diyaar u tahay koorso cusub oo ku saabsan **Video Editing**.

Kooras-kan waxaa loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto sida loo tafatiro muuqaalada si xirfad leh—laga bilaabo aasaaska ilaa heer sare. Waxaad baran doontaa sida loo isticmaalo qalabka casriga ah, loo hagaajiyo muuqaalka, loona abuuro videos soo jiidasho leh oo tayo sare leh.

Marka aad si guul leh u dhammaysato koorsadan, waxaad heli doontaa **shahaado rasmi ah** oo caddeyneysa xirfadaha aad baratay.

Ka faa’iideyso fursaddan si aad u bilowdo ama u horumariso xirfaddaada Video Editing!

12/04/2026

Skillbridge waxay si farxad leh kuugu bishaareyneysaa inay soo bandhigtay koorso casri ah oo ku saabsan Digital Marketing.

Kooras-kan waxaa si gaar ah loogu talagalay in uu ku siiyo aqoon iyo xirfado la taaban karo oo aad ku fahmi karto suuq-geynta dijitaalka ah ee maanta. Marka aad si guul leh u dhammaysato, waxaad heli doontaa shahaado rasmi ah oo caddeyneysa xirfadaha iyo aqoonta aad kasbatay.

Ha moogaan fursaddan qiimaha leh ee kor u qaadeysa mustaqbalkaaga!aratay

11/04/2026

Skillbridge. Waxa ay kuu diyaarisay course kii Vedio editing kaas oo aad ku noqoneyso muuqaal sameeye aad u sareeya

Wixii faahfaahin kala xariir
61 4666694

Photos from Hirgal Data service's post 16/10/2025

Subax wanagsan mahadcelin

Alle ayaa inoo suurtagaliyey in dadaal aad u dheer kadib uu gaaro appka Hirgal Data 1000 qofood oo isticmaalayaal ah.(playstoredowload)

Waxa ay aheed dadaal aad u dheer oo aan ku bixinay waqti maskax iyo maal taas oo noo sahashay in aan manta 1k ugu horeysay gaarnay

Subax wanagsan qof walbaha allaha ka aqbalo cibaadada iyo camalka suuban intii haleeshay.

10/10/2025

Chalange cusub 70% oo qiimo dhimis internate ah

Tusaale bilaha Hormuud 20$ haddii aad tahay macmiil Hirgal data waxaad ku heli kartaa 14$ oo kaliya. Shirkadaha kalana waa la mid

Sharuudaha
1. Lasoo deg appka hirgal data
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.hirgal&
2. 1 ilaa 20 lambar qabso
3. Waa in aad halmar xitaa horay uga iibsatay internate Hirgal data
4. Follow dheh facebook Hirgal Data service

Chalange maalin kasta qof ayaan ku abaal marineynaa.

09/10/2025

Marka aadan internate raqiis hirgal Data ka iibsan quraacdaadu waa sidaan.LOl

Want your business to be the top-listed Government Service in Ankara?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Ankara