Rodal Public Notary & Legal Services

Rodal Public Notary & Legal Services

Share

Nootaayada Rodal waxa aad ka heli doonta adeeg sharciyeed oo waafaqsan shareecada Islaam-ka iyo Qawa

17/11/2023

Allow badbaadi reer baladweyne oo fatahaada biyaha ka jooji !

31/05/2023

Xafiiska Nootayada Adeegyada iyo La_Talinta Arrimaha sharciga waxuu ka hadli doona, Fasiri doonaa Nuucyada Dhulalka Dukumiintiyada Sharciga uu qofku wax ku milki karo,Sifada uu ku sameyn karo tasurufaad qanuuneyd, iyo Sifada ku weyn karo milkiyada Dhulka.

19/12/2021

𝗔𝗗𝗘𝗘𝗚𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗔𝗡 𝗤𝗔𝗕𝗔𝗡𝗢
1- Kala wareejinta hantida guurtada iyo maguurtada.
2- Sharciyeenta Wakaaladaha.
3- Sameynta iyo Sugidda Cadeymaha Sharciga ah.
4- Sameynta iyo Sugidda Heshiisyada Sharciga Waafaqsan.
5- Sameynta Iyo Sugidda Dardaarmaha.
6- Latalinta Arimaha sharciga.
7- Tarjamada Buugaagta iyo Dukumintiyada Sharciga .
8- Sameynta iyo Sugidda Lahaanshaha, isla lahaanshaha iyo dhamaan hawlaha kale ee sharcigu baneyay.

𝗔𝗱𝗱𝗿𝗲𝘀𝘀: Siinaay Wadada General Da’ud, Deg. Bondhere, Muqdisho - Soomaaliya
𝗘-𝗺𝗮𝗶𝗹: [email protected]
𝗧𝗲𝗹𝗹: 0615037051 / 0625037051 / 0616999965

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Siinaay Wadada General Da’ud, Deg. Bondhere
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Thursday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30