14/11/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
Safarka Qoraaga waa koorso ku hagaysa qoraaga sidii uu u yeelan lahaa fikir cad, hab qoraal nadiif ah iyo tifaftir xirfad leh.
Haddii aad rabto inaad ka gudubto jahwareerka โMaxaan qoraa?โ oo aad u gudubto qoraal dhisan akhriskiisana lagu raaxeysan karo
๐
๐: Kahor 16 November, ciddi Group Telegram kusoo biirtaa, waxa ay heli doontaa qiima dhimis u gaara ee fadlan, gaarsii saaxiibada u baahan.
โ kusoo biir; koorsada Safarka Qoraaga ee Qoraa Kaab.
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐: ๐๐, ๐๐, ๐๐ โ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐
๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: ๐๐๐ฅ๐๐ ๐ซ๐๐ฆ ๐๐ข๐ฏ๐
๐๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: ๐๐:๐๐๐๐ โ ๐๐:๐๐๐๐ "๐๐๐๐๐๐ง๐ง๐ข๐ฆ๐จ"
Kusii biir Group-kaan Telegram;
https://t.me/+nL4lWB0T3JA1MmE0
11/11/2025

08/11/2025
๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐: ๐๐๐๐-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ โ ๐๐ข๐๐ ๐๐จ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐จ ๐๐ฌ๐ค๐ฎ-๐๐ข๐ซ ๐
๐ข๐ค๐ซ๐๐๐๐๐
๐๐๐ญ๐๐ฃ๐๐๐: ๐๐๐๐๐ง๐ ๐ ๐๐ค๐ง๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐
๐๐จ๐ซ๐๐ก๐๐: ๐๐๐๐-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ค๐ โ ๐๐๐-๐๐ก๐๐๐๐ซ๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐
Qoraalka wanaagsani wuxuu ka bilowdaa fikir, laakiin qaab-dhismeedka buugga ayaa goโaamiya sida fikirkaasi u noolaato. Qaab-dhismeed laโaantiis, buuggu wuxuu isu beddelaa fikrado isdaba-yaal oo aan xiriir lahayn. Qoraagu wuu qorayaa, laakiin akhristuhu ma fahmayo halka uu socdo.
Sida jirka baniโaadamku uu ugu baahan yahay laf-dhabar (Backbone) si uu u istaago, buuggu wuxuu u baahan yahay qaab-dhismeed si uu u helo is-waafajin, socod, iyo miisaan. Buug aan qaab-dhismeed lahayn wuxuu noqon karaa mid ka buuxa erayo wanaagsan, balse ka maran jihada, macnaha, iyo kala dambeynta.
Marka la eego dhinaca xirfadda qorista, qaab-dhismeedku waa khariidadda fikirka buugga (Bookโs Conceptual Map).
Waa nidaamka hagaya:
โข Halka uu buuggu ka bilaabmayo,
โข Sida uu fikradda ugu gudbinayo akhristaha,
โข Sida uu u dhammaanayo si akhristuhu u dareemo inuu helay wax dhammeystiran oo faaโiida leh.
Buug kasta oo weyn โ cilmiyeed, hal-abuur, ama dhiirrigelin ah โ wuxuu ku dhisan yahay qaab-dhismeed adag oo laga fikiray. Qoraa kasta oo xirfadle ahi wuxuu marka h**e dhisaa qaabka uu buuggu yeelanayo, kahor inta uusan qorista lafteeda bilaabin.
Fadlan; Qormadaan oo dhammeystiran waxaad ka daalacan kartaa, Link-ga Website ka ee raac:
https://daljir.blog/qaab-dhismeedka-buugga-sida-loo.../
Our Platforms:
https://daljir.blog/
https://www.youtube.com/-show
https://t.me/daljir_show
08/11/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
Safarka Qoraaga waa koorso ku hagaysa qoraaga sidii uu u yeelan lahaa fikir cad, hab qoraal nadiif ah iyo tifaftir xirfad leh.
Haddii aad rabto inaad ka gudubto jahwareerka โMaxaan qoraa?โ oo aad u gudubto qoraal dhisan akhriskiisana lagu raaxeysan karo
๐
๐: Kahor 16 November, ciddi Group Telegram kusoo biirtaa, waxa ay heli doontaa qiima dhimis u gaara ee fadlan, gaarsii saaxiibada u baahan.
โ kusoo biir; koorsada Safarka Qoraaga ee Qoraa Kaab.
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐: ๐๐, ๐๐, ๐๐ โ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐
๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: ๐๐๐ฅ๐๐ ๐ซ๐๐ฆ ๐๐ข๐ฏ๐
๐๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: ๐๐:๐๐๐๐ โ ๐๐:๐๐๐๐ "๐๐๐๐๐๐ง๐ง๐ข๐ฆ๐จ"
Kusii biir Group-kaan Telegram;
https://t.me/+nL4lWB0T3JA1MmE0
07/11/2025
๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐: ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ ๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐ฆ๐จ โ ๐
๐ข๐ค๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ฒ๐จ ๐๐ฃ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐
๐๐๐ญ๐๐ฃ๐๐๐: ๐๐๐๐๐ง๐ ๐ ๐๐ค๐ง๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐
๐๐จ๐ซ๐๐ก๐๐: ๐๐๐ฅ ๐
๐ข๐ค๐ซ๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ก๐๐ง
Qof kasta oo buug qoro, ha ahaado qoraa cusub ama mid waayo-arag ah, wuxuu ka bilaabaa hal fikrad. Fikraddaasi mararka qaar waa xusuus, dhacdo nololeed, ama suโaal qofka maskaxdiisa ku taagan. Mararka qaar waa rajo uu doonnayo inuu dadka kale la wadaago, ama aragti uu rumeysan yahay in ay isbeddel keenni karto.
Buug kasta oo weyn wuxuu ka bilaabmay meel yar โ hal fikir oo si daacad ah loo qoray. Laakiin farqiga u dhexeeya fikrad caadi ah iyo fikrad buug isu beddesha, wuxuu ku yimaadaa; diyaargarowga, fahamka, iyo nidaamka qoraaga.
Qofka raba inuu qoro buug waa inuu marka h**e isweydiiyo saddex suโaalood oo aasaasi ah:
1. Maxaan rabaa in aan ka hadlo?
2. Maxaan rabaa in uu akhristuhu ka faaโiido?
3. Sababtee buuggani muhiim u yahay hadda?
Haddii saddexdaas suโaal si daacad ah loo fahmo, buuggu wuu bilaabmay โ xitaa haddii aan hal sadar la qorin weli.
Fadlan; Qormadaan oo dhammeystiran waxaad ka daalacan kartaa, Link-ga Website ka ee raac:
https://daljir.blog/sida-buug-loo-bilaabo-fikrad-ujeeddo.../
Our Platforms:
https://daljir.blog/
https://www.youtube.com/-show
https://t.me/daljir_show
06/11/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
Safarka Qoraaga waa koorso ku hagaysa qoraaga sidii uu u yeelan lahaa fikir cad, hab qoraal nadiif ah iyo tifaftir xirfad leh.
Haddii aad rabto inaad ka gudubto jahwareerka โMaxaan qoraa?โ oo aad u gudubto qoraal dhisan akhriskiisana lagu raaxeysan karoโ kusoo biir; koorsada Safarka Qoraaga ee Qoraa Kaab.
Taariikhda: 23, 24, 25 โ November 2025
Goobta: Telegram Live
Waqtiga: 08:00PM โ 10:00PM "Habeennimo"
Kusii biir Group-kaan Telegram;
https://t.me/+nL4lWB0T3JA1MmE0
04/11/2025
๐๐๐ฅ๐ฃ๐ข๐ซ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐ฐ๐๐ ๐ช๐จ๐ซ๐๐, ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ฃ๐ฎ๐ฆ๐, ๐ญ๐ข๐๐๐๐ญ๐ข๐ซ๐, ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ โ๐๐จ๐จ๐ค ๐
๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ญ๐ญ๐ข๐ง๐ โ, ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐-๐ญ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ฎ ๐ก๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ช๐จ๐ซ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐จ๐จ๐๐ ๐ช๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐๐ฒ๐ฌ๐จ. ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ ๐ ๐๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐๐-๐๐๐๐, ๐ข๐ฌ๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐ญ๐๐ฒ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง, ๐ญ๐๐๐๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ก๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐๐.
31/10/2025
๐
๐๐๐ฅ๐ฅ๐จ!
โXirfadaha Maamulkaโ waa hagaha horumarinta hoggaaminta iyo maamulka, isagoo ku baraya qorsheynta, isgaarsiinta, iyo goโaan-qaadashada si qofku u noqdo maamule wax-ku-ool ah oo ururkiisa ama masuuliyaddiisa horumariya.
Our Platforms:
https://daljir.blog/
https://www.youtube.com/-show
https://t.me/daljir_show