Kuliyadda TurkSom hambalyo iyo bogaadin u Diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
IYO Ciidamada Qalabka Sida , munaasabadda Ciidul Fidrigga .
“TURKSOM ASKERİ EĞİTİM KURUMU’NDAN RAMAZAN BAYRAMI TEBRİĞİ”
Taliska Tababar & Doctorinka CXDS
“Ku Biirida ciidanka Xoga dalka waa nin iyo akhtiyaarkiis”. CIIDANKA XOOGA DALKA SOMALIA🇸🇴 �
19/03/2026
Kuliyadda TurkSom hambalyo iyo bogaadin u Diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
IYO Ciidamada Qalabka Sida , munaasabadda Ciidul Fidrigga .
“TURKSOM ASKERİ EĞİTİM KURUMU’NDAN RAMAZAN BAYRAMI TEBRİĞİ”
17/03/2026
Kulan Afur ah oo lagu xusay shuhadadii ciidanka xoogga dalka , ee ku dhintay dagaalka khawaarijta,
Iyagoo difaacaya dalka Soomaaliyeed , iyo diinta.
Hadal jeedintii : Taliyaha Ciidanka dhulka, XDS.
Gen Sahal Cabdullaahi cumar (Gen khaalid)

15/03/2026
Final-ka Ramadanka Cupka 🏆 Kuliyadda TurkSom
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la Afuray Geesiyaasha Xoogga Dalka ee ku sugan Furumaha H**e dagaalka.
SNA RADIO
Kuliyadda TurkSom
tiktok.com/.t.doctorinka.cxds
08/03/2026
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo Safiirka Dowladda Turkiga u jooga Soomaaliya, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, taas oo lagu dhiirrigelinayay gabdhaha ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Kuliyadda TurkSom
07/03/2026
Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Taliyaha Cusub ee Ciidabnka Cirka XDS iyo Siihaya Xilka Taliska Ciidanka Cirka XDS
Munaasibada xil-wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa qaar ka mid ah Talisyada maamul ee CXDS, Hoggaanada Taliska Guud iyo saraakiil kale oo ka soo qeyb galay xilwareejintaan.
Genaraal Madey Nurey Sheikh “Uforow” ayaa si rasmi ah xilalka ugu kala wareejiyey kusimaha Taliyaha Ciidanka Cirka ahaana Kaaliyaha Taliska cirka G/SARE Cali Ibraahim Cabdi iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka genaral Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji.
Kuliyadda TurkSom
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Mogadishu