08/06/2025
Howlgal si wadajir ufuliyeen ururka 242aad G24 Khaliid binu waaliid iyo ururka 243aad G24 Khaliid binu waaliid oo qorshahisu ahaa burburin goobo khawarijta ay ku dhumaaleysanayeen duleedka degaanka aliyabal
Sidokale howlgalkan waxaa hogaamineyey Taliyaha ururka 242aad G24 Khaliid binu waaliid dhaame Abdi dahir xersi Abaanduulaha ururka 243aad G24 Khaliid binu waaliid Laba xidigle maxamed geesey
05/04/2025
Taliyaasha ururradda 242 aad iyo 243aad oo isgarabsaneyo oo howlgal maanta ka fuliyay degaanka geerile oo hoosyimaaddo degmadda ceeldheer gobolka galgaduud Ee bartamaha soomaali
Dhame Abdifarey oo ah Taliyaha ururka 242aad
iyo dhame bashir qorane oo Isna ah Taliyaha ururka 243aad 24G khaliid binu waaliid
05/04/2025
Ragi maqamka iyo miisaanka leh oo degmadda ceeldheer sev ka dhigay
01/04/2025
Ciidamada booliska, gaar ahaan laanta baarista dembiyada (CID) ee gobollada Bay iyo Bakool, ayaa waxaa isu soo dhiibay afar xubnood oo h**ey uga tirsanaa kooxaha Khawaarijta. Xubnahani, oo h**ey uga mid ahaa maleeshiyaadka argagixisada, ayaa sheegay inay go'aansadeen inay ka soo goostaan kooxda kadib markii ay la kulmeen jab xoogan oo ka dhashay howlgallada ka socda dalka, gaar ahaan gobollada Bay, Bakool iyo degaanka Buulo Xaaji oo ka tirsan Jubbooyinka.
Sida ay sheegeen xubnahani, waxay h**ey uga barbar dagaallamayeen kooxaha Khawaarijta ee ka howlgala gobolladaasi, balse markii ay arkeen culeyska iyo cadaadiska ay kala kulmeen ciidanka xoogga dalka iyo shacabka Soomaaliyeed, ayay go'aansadeen inay ka baxaan kooxdii ay ka tirsanaayeen.
29/03/2025
Ciidanka Qaranka ayaa howlgal duqeyn ah oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe.
28/03/2025
War Deg deg ah” Horjooge abuukar burqaate oo kamid ahaa eeyaha naarta iyo istaafkii oo cawa lagu cibaadeystay guul Cxds iyo ciidanka xaq udirirka