Qadra Cabdullaahi Axmed

Qadra Cabdullaahi Axmed

Share

Sodhawada Asaxabteyda qaliga ah�

27/06/2025

Sarakisha Ubaxa❤️👮

14/05/2025

Diyargarowga 15 my Malinta Dhalinyarada ❤️👑

08/03/2025

Ramadan Mubarak ☪️ Saxibayal

31/12/2024

Hooyo Mcn Nolosha Kuma xumeyso😍🫡 meel dheer u gaarsiya Hooyadan Somaliyeed Muqalkan🥰🙏

Photos from Qadra Cabdullaahi Axmed's post 20/12/2024

Hambalyo ciidanka boliiska somaliyed 20 December xuska sanad guuradi 81 ee la aas aasay ciidanka booliska somaliyed dhaman Sarakisha sarakil xigenada D/le waxan leyahay hambalyo Mar labad 🇸🇴👮‍♂️👮🏼‍♀️🚔

Photos from Qadra Cabdullaahi Axmed's post 02/10/2024

Samarka hala badiyo 🤔🫡

04/07/2024

Wariye Abdulkadir Isse oo ka tirsan howlwadeenada SNA RADIO waxa uu door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro Khawaarijta, Af iyo Adin ayuu ku difaacay Qarankiisa, waxa uu hurdada u diiday horjoogeyaasha Argagixisada oo markii ay codkiisa maqlaan ay ka argagaxaan, waa halyeey mudan dhiiri-gelin iyo mahadnaq Qaran.



01/07/2024

1Luliyo🇸🇴🫡👮

27/03/2024

Tartanki u dhaxeyey Lulita Ali & walashey Cali Oo kuso dhamaday sidan 1.4k Lulita 1.2 Kowsan guushana waa Boqorada Airportka🤴🥰🫡 yaan kuso xejiya iso sheega?

Photos from Qadra Cabdullaahi Axmed's post 26/03/2024

Tartan Adag mid ucodee ✅

Labadan Kee Tageero badan

Milateri to Police

1: Lulita Ali♥️Love Saar
2: Kowsar Cali 😮Woow Saar

Qofkastana qofkisa wa uwacan Kara🤔

24hours kaliya ayey soconeysa.follow me ❤️🤘

14/02/2024

Ismaaciil Cabdi Cali wllkey ilahey Cafimaad tag tag ah haku siyo wllhi wan ka xumahay ducada ku awodna wadna ka kaceysa I.n 😰🤲🤲

28/01/2024

I.n Hirshabelle guul🤲🤲🥰

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu
252