27/06/2025
Sarakisha Ubaxa❤️👮
Sodhawada Asaxabteyda qaliga ah�
27/06/2025
Sarakisha Ubaxa❤️👮
Diyargarowga 15 my Malinta Dhalinyarada ❤️👑
Ramadan Mubarak ☪️ Saxibayal
Hooyo Mcn Nolosha Kuma xumeyso😍🫡 meel dheer u gaarsiya Hooyadan Somaliyeed Muqalkan🥰🙏
20/12/2024
Hambalyo ciidanka boliiska somaliyed 20 December xuska sanad guuradi 81 ee la aas aasay ciidanka booliska somaliyed dhaman Sarakisha sarakil xigenada D/le waxan leyahay hambalyo Mar labad 🇸🇴👮♂️👮🏼♀️🚔
02/10/2024
Samarka hala badiyo 🤔🫡
04/07/2024
Wariye Abdulkadir Isse oo ka tirsan howlwadeenada SNA RADIO waxa uu door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro Khawaarijta, Af iyo Adin ayuu ku difaacay Qarankiisa, waxa uu hurdada u diiday horjoogeyaasha Argagixisada oo markii ay codkiisa maqlaan ay ka argagaxaan, waa halyeey mudan dhiiri-gelin iyo mahadnaq Qaran.
01/07/2024
1Luliyo🇸🇴🫡👮
27/03/2024
Tartanki u dhaxeyey Lulita Ali & walashey Cali Oo kuso dhamaday sidan 1.4k Lulita 1.2 Kowsan guushana waa Boqorada Airportka🤴🥰🫡 yaan kuso xejiya iso sheega?
26/03/2024
Tartan Adag mid ucodee ✅
Labadan Kee Tageero badan
Milateri to Police
1: Lulita Ali♥️Love Saar
2: Kowsar Cali 😮Woow Saar
Qofkastana qofkisa wa uwacan Kara🤔
24hours kaliya ayey soconeysa.follow me ❤️🤘
14/02/2024
Ismaaciil Cabdi Cali wllkey ilahey Cafimaad tag tag ah haku siyo wllhi wan ka xumahay ducada ku awodna wadna ka kaceysa I.n 😰🤲🤲
28/01/2024
I.n Hirshabelle guul🤲🤲🥰