Ururka Dhalinyarada Somaliyed Ee Danyar Kaab

Ururka Dhalinyarada Somaliyed Ee Danyar Kaab

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Dhalinyarada Somaliyed Ee Danyar Kaab, Government Official, Mogadishu.

15/02/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diran aan Afka Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed Danyar Kaab-dhamme Mohamed Hassan Isse, oo si rasmi ah loogu magacaabay Taliyaha Saldhigga Booliiska Degmada Gadoon ee Gobolka Galgaduud.

Magacaabistan waa mid muujinaysa kalsooni iyo masuuliyad culus oo loo igmaday, waxaana la filayaa inay door weyn ka qaadato xoojinta amniga iyo kala dambeynta degmada. Taliska cusub waxaa laga sugayaa dardar gelinta howlaha nabadgelyada, la shaqeynta bulshada, iyo hirgelinta qorshayaal wax ku ool ah oo kor loogu qaadayo wada shaqeynta shacabka iyo ciidanka.

Bulshada Gadoon waxay indhaha ku haysaa hoggaanka cusub, iyagoo rajeynaya inuu si hufan oo daacadnimo leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday, isla markaana horseedo jawi ammaan iyo xasilooni waarta.

Alle ha la garab galo masuuliyadda culus ee loo dhiibay, hana ka dhigo mid guul ka gaara howlaha loo igmaday.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Mogadishu