Avv Mowlid Matan Salad
Garyaqaan
04/02/2023
Guddiga KMG ee doorashooyinka ayaa shahaadada gudoon siiyay Xildhibaan Ilyaas Sheikh Ahmed Ibrahim oo dhawaan ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay GSH # 147. Xildhibaan Ilyaas Allaha u fududeeyo waajibaadka Qaran.
07/04/2022
07/04/2022
Go’aanka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal (FEIT) ee Kuraasta la hakiyey:
Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federal waxaa uu go’aamiyey in dib loogu noqdo doorashada dhammaan kuraastan, si loo saxo habraacii qaldamay. Iyadoo la tixraacayo habraacii doorashadii 2016kii ayuu guddigu dib ka soo sheegi doonaa qabashada doorashada kuraastan, goorta iyo goobta lagu qaban doono.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Waaberi
Mogadishu
