22/02/2026
Yarkii soon ahaa oo xalay garaacay messi odayga intu ka badiyay buu kusii qoslay ๐๐
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bilal AD, Public Service, Mogadishu.
22/02/2026
Yarkii soon ahaa oo xalay garaacay messi odayga intu ka badiyay buu kusii qoslay ๐๐
21/02/2026
๐จDeeqda Waxbarasho Ee South Korea๐ฐ๐ท
โโGlobal Korea Scholarship(GKS), Waa midkamida deeqaha waxbarasho ee ay bixiso dawlada wadankaasi South Korea, waana midkamida deeqaha waxbarsharo ee ugu caansan, sanadkastana waxa deeqdan ka faaiidaysta tiro arday ah kuwaasoo isaga kal yimaad caalamka intiisa kale, Waxayna u furantahay oo ka faaiidaysan karra ardayda kasoo jeeda qaarada afrika oo ay kamid yihiin: Ethiopia ๐ช๐น, Somalia ๐ธ๐ด, Kenya ๐ฐ๐ช iyo Djibouti ๐ฉ๐ฏ.
โโGuulaystayaasha deeqdani waxay heli doonaan kafaala-qaad lagaga dabarayo dhamaan qarashaadka, Jiifka, Cunnada, caymiska caafimaadka iyo Waxbarashada, Helida lacagta gunada ee bilaha ah iyo waliba lacagta barashada luuqada koreanka. Deeqdan waxbarasho waxa sanad kaste ka faaโiidaysta qiyaastii ilaa 18,00 arday.
โโHeerarka waxbarasho ee ay fursadan ka kooban tahay ayaa kala ah:
โขMaster degree
โขPhD program
โขResearch program
โโQaabka loocodsanayo:
Waxaad u codsan kartaa labo(2) qaab oo kala ah:
1. Inaad waraaqaha codsiga iyo kuwa waxbarshada inta diyaarisid aad si toos ah u gaysatid safaarada wadankaaga kutaal tusaale: Embassy of South Korea in Ethiopia, Somalia, Djabouti, Kenya. Iyo
2. In aad qaab online ah codsigaga u xaraysatid adiga oo raacaya lifaaqa hoose.
๐Lifaaqan kacodso: https://www.studyinkorea.go.kr/ko/main.do
๐Lifaaqan raac si aad u hesho xogta guud:https://scholarshipscorner.website/wp-content/uploads/2025/01/2026-GKS-G-Application-Guidelines-English.pdf
โโโโโโโโโโโโโโ
Lawadaag saaxiibo badan, Sidokale kusoobiir kanaalka telegramka: https://t.me/Fursadaha_Dhalinyarada
19/02/2026
๐จ FURSAD INTERNSHIP: GIZ
โ๐ข Hay'adda: GIZ
๐ฆ Booska: Intern (Social Sciences)
๐ Goobta: Jigjiga
๐ Aqoonta: Degree (Social Sciences, Gender, Communication ama Political Science)
โ ๏ธ Shardi: Waxaa loo oggol yahay oo kaliya dadka hadda qalin-jabiyey
๐
Ugu dambayn: Feb 22, 2026
https://ethiojobs.net/jobs/lavRpFG5RC-intern
18/02/2026
Liiska ciyaartooyda muslimka ah premier league ka soomi doono.
๐ซ๐ท William Saliba โ Arsenal
๐ซ๐ท Boubacar Kamara โ Aston Villa
๐ง๐ช Amadou Onana โ Aston Villa
๐ฒ๐ฆ Amine Adli โ Bournemouth
๐น๐ท Enes รnal โ Bournemouth
๐ง๐ซ Dango Ouattara โ Brentford
๐น๐ท Yunus Emre Konak โ Brentford
๐ฌ๐ญ Tariq Lamptey โ Brighton
๐น๐ท Ferdi Kadioglu โ Brighton
๐ธ๐ช Yasin Ayari โ Brighton
๐ฌ๐ฒ Yankuba Minteh โ Brighton
๐น๐ณ Hannibal Mejbri โ Burnley
๐จ๐ญ Zeki Amdouni โ Burnley
๐ซ๐ท Wesley Fofana โ Chelsea
๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Tosin Adarabioyo โ Chelsea
๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Tyrique George โ Chelsea
๐ซ๐ท Naouirou Ahamada โ Crystal Palace
๐ฒ๐ฆ Chadi Riad โ Crystal Palace
๐ธ๐ณ Ismaรฏla Sarr โ Crystal Palace
๐ฒ๐ฑ Cheick Oumar Doucourรฉ โ Crystal Palace
๐ฒ๐ฆ Adam Aznou โ Everton
๐ธ๐ณ Idrissa Gana Gueye โ Everton
๐ธ๐ณ Iliman Ndiaye โ Everton
๐ซ๐ท Thierno Mamadou Barry โ Everton
๐ซ๐ท Issa Diop โ Fulham
๐ช๐ธ Adama Traorรฉ โ Fulham
๐ซ๐ท Ibrahima Konatรฉ โ Liverpool
๐ซ๐ท Hugo Ekitikรฉ โ Liverpool
๐ช๐ฌ Mohamed Salah โ Liverpool
๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Kieran Yusuf Morrison โ Liverpool
๐บ๐ฟ Khusanov โ Manchester City
๐ฉ๐ฟ Rayan Aรฏt-Nouri โ Manchester City
๐ซ๐ท Rayan Cherki โ Manchester City
๐ช๐ฌ Omar Marmoush โ Manchester City
๐น๐ท Altay Bayฤฑndฤฑr โ Manchester United
๐ฒ๐ฆ Noussair Mazraoui โ Manchester United
๐จ๐ฎ Amad Diallo โ Manchester United
๐ฉ๐ช Malick Thiaw โ Newcastle United
๐จ๐ฉ Yoane Wissa โ Newcastle United
๐จ๐ฎ Ibrahim Sangarรฉ โ Nottingham Forest
๐ฒ๐ฟ Reinildo Mandava โ Sunderland
๐จ๐ฌ Arthur Masuaku โ Sunderland
๐ธ๐ณ Habib Diarra โ Sunderland
๐จ๐ญ Granit Xhaka โ Sunderland
๐ซ๐ท Abdoulaye Mustapha Ba โ Sunderland
๐ฒ๐ฆ Chamsdine Talbi โ Sunderland
๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Djed Spence โ Tottenham
๐ธ๐ณ Pape Matar Sarr โ Tottenham
๐ฌ๐ญ Mohammed Kudus โ Tottenham
๐ฒ๐ฑ Yves Bissouma โ Tottenham
๐ซ๐ท Randal Kolo Muani โ Tottenham
๐ซ๐ท Jean-Clair Todibo โ West Ham
๐ธ๐ณ Malick Diouf โ West Ham
๐ญ๐น Jean-Ricner Bellegarde โ Wolves
โ๏ธMuslim Council of Hong Kong 2025-2026
17/02/2026
Degdeg:Sacuudiga oo ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan. Hoos ka akhri
17/02/2026
Xigasho ethio telecom
๐ข Weโre Hiring!
Weโre looking for a qualified and energetic Personal Assistant to join our company in Addis Ababa.
How to Apply:
๐ Visit our official website: https://www.ethiotelecom.et
๐ Click on the ''Company'' tab from the top menu
๐ Under Company, scroll down and select Vacancy to view and apply for the position.
Need help applying?
Watch this quick guide: youtu.be/6h-78lnmft8
Ethio Telecom waxay ku dhawaaqday in ay shaqaaleynayso. Waxay sheegtay in ay raadinayso Kaaliye Shakhsi (Personal Assistant) oo aqoon leh oo firfircoon si uu ugu biiro shirkaddooda ku taalla Addis Ababa.
Waxay sidoo kale sharaxday in qofka doonaya shaqada uu booqdo boggooda rasmiga ah, gujiyo qaybta โCompanyโ ee kore, kadibna doorto โVacancyโ si uu u arko uguna codsado jagada.
Intaa waxaa dheer, waxay raaciyeen in qofkii u baahan caawimaad uu daawan karo muuqaal hagitaan ah oo ku yaalla YouTube.
17/02/2026
Ma ogtahay?Mbappe waayahiisa seddex mar ayuu ka hor imaaday Benfica balse hal marna muu ka badinin Benfica๐ค
12/02/2026
๐
Marka h**e Followda inoo taabo
Hay'adda WFP ee fadhigeedu yahay Jigjiga ee baafinaysay shaqaalaha xog-ururinta ka shaqayn doona, waqtigii qabashada codsiyada weli dhawr maalmood ayaa ka dhiman ee halaga wardoono.
Departement-yada warqaddani hoose ku xusan iyo kuwa la xidhiidhaba intiina baratay Email-kani hoose ka ku diraan Cv-ga, application letter, national Id iyo documentyada kale.
[email protected]
Illaa 15 Feb, 2026 ayaa la qabanayaa codsiyada.
4 bari ayaa dhiman, ma buuxisay saaxiib?
Good luck
12/02/2026
In doorashada 7aad lagu xuso astaanta wax-soo-saarka waa fariin ku wajahan in la xoojiyo dhaqaalaha ku dhisan shaqo iyo ka faaโiidaysiga khayraadka dalkeenna.
Waa tilmaan dhiirrigelinaysa in bulshadu ku foorarsato dhulkeeda, aqoon iyo qorshe ku shaqayso, kana miro-dhaliyo kheyraadka aan weli si buuxda looga faaโiidaysan.
Si kastaba ha ahaatee, astaantu waxay qiimo yeelanaysaa marka ay la socoto siyaasad cad, taageero muuqata iyo isla xisaabtan keena natiijooyin la taaban karo oo shacabka anfaca.!
12/02/2026
Lionel Messi ayaa raalli-gelin iiyay dadka Puerto Rico kadib markii uu awoodi waayay inuu halkaas ku ciyaaro, taasoo sababtay in ciyaarta dib la baajiyo.
โWaxaan rabaa inaan fariin u diro dadka Puerto Rico, iyo dhammaan dadka qorsheynayay inay ka soo qeybgalaan tababarka iyo ciyaarta.โ
โWaxaan rabaa inaan idiin soo diro jacayl badan dhammaantiin, isla markaana aan idiinka mahadceliyo jacaylka aad ii muujiseen.โ
Messi ayaa dhaawac garoomada kaga maqnaan doono dhaawac muruqa ah
11/02/2026
Kullankii Chelsea vs Barcelona kadib
Estavao hal gool iyo hal caawin
Yamal 9 gool iyo 5 caawin
Geedba geedaa ka weyn , ilmana aabahoodโฝ๏ธ๐ค
11/02/2026
Fursad Shaqo.
Waxaa loo baahan yahay qof cunto kariye ah oo ka shaqeeya Huteel Cunto ah. Seexadkiisa iyo cuntadaba waa u bilaash. Mushahaarkana wuxuu qaadan doona 15,000 bir.
Lambarka: 0913465225
Goobtu waa Dhagaxbur.
Xigasho Voss Tv