Bilal AD

Bilal AD

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bilal AD, Public Service, Mogadishu.

22/02/2026

Yarkii soon ahaa oo xalay garaacay messi odayga intu ka badiyay buu kusii qoslay ๐Ÿ˜‚๐Ÿ™Œ

21/02/2026

๐ŸšจDeeqda Waxbarasho Ee South Korea๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ท

โ€”โ€”Global Korea Scholarship(GKS), Waa midkamida deeqaha waxbarasho ee ay bixiso dawlada wadankaasi South Korea, waana midkamida deeqaha waxbarsharo ee ugu caansan, sanadkastana waxa deeqdan ka faaiidaysta tiro arday ah kuwaasoo isaga kal yimaad caalamka intiisa kale, Waxayna u furantahay oo ka faaiidaysan karra ardayda kasoo jeeda qaarada afrika oo ay kamid yihiin: Ethiopia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น, Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด, Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช iyo Djibouti ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ.

โ€”โ€”Guulaystayaasha deeqdani waxay heli doonaan kafaala-qaad lagaga dabarayo dhamaan qarashaadka, Jiifka, Cunnada, caymiska caafimaadka iyo Waxbarashada, Helida lacagta gunada ee bilaha ah iyo waliba lacagta barashada luuqada koreanka. Deeqdan waxbarasho waxa sanad kaste ka faaโ€™iidaysta qiyaastii ilaa 18,00 arday.

โ€”โ€”Heerarka waxbarasho ee ay fursadan ka kooban tahay ayaa kala ah:
โ€ขMaster degree
โ€ขPhD program
โ€ขResearch program

โ€”โ€”Qaabka loocodsanayo:
Waxaad u codsan kartaa labo(2) qaab oo kala ah:
1. Inaad waraaqaha codsiga iyo kuwa waxbarshada inta diyaarisid aad si toos ah u gaysatid safaarada wadankaaga kutaal tusaale: Embassy of South Korea in Ethiopia, Somalia, Djabouti, Kenya. Iyo
2. In aad qaab online ah codsigaga u xaraysatid adiga oo raacaya lifaaqa hoose.

๐Ÿ”—Lifaaqan kacodso: https://www.studyinkorea.go.kr/ko/main.do
๐Ÿ”—Lifaaqan raac si aad u hesho xogta guud:https://scholarshipscorner.website/wp-content/uploads/2025/01/2026-GKS-G-Application-Guidelines-English.pdf
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”
Lawadaag saaxiibo badan, Sidokale kusoobiir kanaalka telegramka: https://t.me/Fursadaha_Dhalinyarada

19/02/2026

๐Ÿšจ FURSAD INTERNSHIP: GIZ
โ€‹๐Ÿข Hay'adda: GIZ
๐Ÿ“ฆ Booska: Intern (Social Sciences)
๐Ÿ“ Goobta: Jigjiga
๐ŸŽ“ Aqoonta: Degree (Social Sciences, Gender, Communication ama Political Science)
โš ๏ธ Shardi: Waxaa loo oggol yahay oo kaliya dadka hadda qalin-jabiyey
๐Ÿ“… Ugu dambayn: Feb 22, 2026
https://ethiojobs.net/jobs/lavRpFG5RC-intern

18/02/2026

Liiska ciyaartooyda muslimka ah premier league ka soomi doono.

๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท William Saliba โ€” Arsenal
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Boubacar Kamara โ€” Aston Villa
๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ช Amadou Onana โ€” Aston Villa
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Amine Adli โ€” Bournemouth
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Enes รœnal โ€” Bournemouth
๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ซ Dango Ouattara โ€” Brentford
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Yunus Emre Konak โ€” Brentford
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ญ Tariq Lamptey โ€” Brighton
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Ferdi Kadioglu โ€” Brighton
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช Yasin Ayari โ€” Brighton
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ฒ Yankuba Minteh โ€” Brighton
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ณ Hannibal Mejbri โ€” Burnley
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ Zeki Amdouni โ€” Burnley
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Wesley Fofana โ€” Chelsea
๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Tosin Adarabioyo โ€” Chelsea
๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Tyrique George โ€” Chelsea
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Naouirou Ahamada โ€” Crystal Palace
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Chadi Riad โ€” Crystal Palace
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ Ismaรฏla Sarr โ€” Crystal Palace
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฑ Cheick Oumar Doucourรฉ โ€” Crystal Palace
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Adam Aznou โ€” Everton
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ Idrissa Gana Gueye โ€” Everton
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ Iliman Ndiaye โ€” Everton
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Thierno Mamadou Barry โ€” Everton
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Issa Diop โ€” Fulham
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Adama Traorรฉ โ€” Fulham
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Ibrahima Konatรฉ โ€” Liverpool
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Hugo Ekitikรฉ โ€” Liverpool
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Mohamed Salah โ€” Liverpool
๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Kieran Yusuf Morrison โ€” Liverpool
๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฟ Khusanov โ€” Manchester City
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ Rayan Aรฏt-Nouri โ€” Manchester City
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Rayan Cherki โ€” Manchester City
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Omar Marmoush โ€” Manchester City
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Altay Bayฤฑndฤฑr โ€” Manchester United
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Noussair Mazraoui โ€” Manchester United
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ Amad Diallo โ€” Manchester United
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช Malick Thiaw โ€” Newcastle United
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฉ Yoane Wissa โ€” Newcastle United
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ Ibrahim Sangarรฉ โ€” Nottingham Forest
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฟ Reinildo Mandava โ€” Sunderland
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฌ Arthur Masuaku โ€” Sunderland
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ Habib Diarra โ€” Sunderland
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ Granit Xhaka โ€” Sunderland
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Abdoulaye Mustapha Ba โ€” Sunderland
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Chamsdine Talbi โ€” Sunderland
๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Djed Spence โ€” Tottenham
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ Pape Matar Sarr โ€” Tottenham
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ญ Mohammed Kudus โ€” Tottenham
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฑ Yves Bissouma โ€” Tottenham
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Randal Kolo Muani โ€” Tottenham
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Jean-Clair Todibo โ€” West Ham
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ Malick Diouf โ€” West Ham
๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡น Jean-Ricner Bellegarde โ€” Wolves

โœ๏ธMuslim Council of Hong Kong 2025-2026

17/02/2026

Degdeg:Sacuudiga oo ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan. Hoos ka akhri

17/02/2026

Xigasho ethio telecom
๐Ÿ“ข Weโ€™re Hiring!

Weโ€™re looking for a qualified and energetic Personal Assistant to join our company in Addis Ababa.

How to Apply:
๐Ÿ‘‰ Visit our official website: https://www.ethiotelecom.et
๐Ÿ‘‰ Click on the ''Company'' tab from the top menu
๐Ÿ‘‰ Under Company, scroll down and select Vacancy to view and apply for the position.

Need help applying?
Watch this quick guide: youtu.be/6h-78lnmft8

Ethio Telecom waxay ku dhawaaqday in ay shaqaaleynayso. Waxay sheegtay in ay raadinayso Kaaliye Shakhsi (Personal Assistant) oo aqoon leh oo firfircoon si uu ugu biiro shirkaddooda ku taalla Addis Ababa.
Waxay sidoo kale sharaxday in qofka doonaya shaqada uu booqdo boggooda rasmiga ah, gujiyo qaybta โ€œCompanyโ€ ee kore, kadibna doorto โ€œVacancyโ€ si uu u arko uguna codsado jagada.
Intaa waxaa dheer, waxay raaciyeen in qofkii u baahan caawimaad uu daawan karo muuqaal hagitaan ah oo ku yaalla YouTube.

17/02/2026

Ma ogtahay?Mbappe waayahiisa seddex mar ayuu ka hor imaaday Benfica balse hal marna muu ka badinin Benfica๐Ÿค”

12/02/2026

๐Ÿ”Ž

Marka h**e Followda inoo taabo

Hay'adda WFP ee fadhigeedu yahay Jigjiga ee baafinaysay shaqaalaha xog-ururinta ka shaqayn doona, waqtigii qabashada codsiyada weli dhawr maalmood ayaa ka dhiman ee halaga wardoono.

Departement-yada warqaddani hoose ku xusan iyo kuwa la xidhiidhaba intiina baratay Email-kani hoose ka ku diraan Cv-ga, application letter, national Id iyo documentyada kale.

[email protected]

Illaa 15 Feb, 2026 ayaa la qabanayaa codsiyada.

4 bari ayaa dhiman, ma buuxisay saaxiib?

Good luck

fb.me 12/02/2026

In doorashada 7aad lagu xuso astaanta wax-soo-saarka waa fariin ku wajahan in la xoojiyo dhaqaalaha ku dhisan shaqo iyo ka faaโ€™iidaysiga khayraadka dalkeenna.

Waa tilmaan dhiirrigelinaysa in bulshadu ku foorarsato dhulkeeda, aqoon iyo qorshe ku shaqayso, kana miro-dhaliyo kheyraadka aan weli si buuxda looga faaโ€™iidaysan.

Si kastaba ha ahaatee, astaantu waxay qiimo yeelanaysaa marka ay la socoto siyaasad cad, taageero muuqata iyo isla xisaabtan keena natiijooyin la taaban karo oo shacabka anfaca.!

fb.me

12/02/2026

Lionel Messi ayaa raalli-gelin iiyay dadka Puerto Rico kadib markii uu awoodi waayay inuu halkaas ku ciyaaro, taasoo sababtay in ciyaarta dib la baajiyo.

โ€œWaxaan rabaa inaan fariin u diro dadka Puerto Rico, iyo dhammaan dadka qorsheynayay inay ka soo qeybgalaan tababarka iyo ciyaarta.โ€

โ€œWaxaan rabaa inaan idiin soo diro jacayl badan dhammaantiin, isla markaana aan idiinka mahadceliyo jacaylka aad ii muujiseen.โ€

Messi ayaa dhaawac garoomada kaga maqnaan doono dhaawac muruqa ah

11/02/2026

Kullankii Chelsea vs Barcelona kadib
Estavao hal gool iyo hal caawin
Yamal 9 gool iyo 5 caawin

Geedba geedaa ka weyn , ilmana aabahoodโšฝ๏ธ๐Ÿค

11/02/2026

Fursad Shaqo.
Waxaa loo baahan yahay qof cunto kariye ah oo ka shaqeeya Huteel Cunto ah. Seexadkiisa iyo cuntadaba waa u bilaash. Mushahaarkana wuxuu qaadan doona 15,000 bir.

Lambarka: 0913465225
Goobtu waa Dhagaxbur.

Xigasho Voss Tv

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu