Kaaraan Primary and Secondary School

Kaaraan Primary and Secondary School

Share

Page kaan waa page ka rasmiga ee Dugsiga Kaaraan, fadlan adna nagu soo biir 🙏🙏 waa page ka rasmiga ee dugsiga kaaraan

Photos from Kaaraan Primary and Secondary School's post 04/05/2026
Photos from Kaaraan Primary and Secondary School's post 04/05/2026

Ciyaartii Final Ka eheed ee u dhaxeysay fasalada Form 4 A vs Form 1C waxaa 4-2 ku badiyey Form 4 A oo sanadkaan moqday Champions sanadkan.

03/05/2026

Waxaa galabta lasoo gabagabeyn rabaa ciyaartii finalka eheed ee fasalada dugsiga kaaraan waxaana final jooga Form 4 A vs Form 1C kulankaas waa kulan weyn oo aad loo wada sugaayey

04/04/2026

Waxaa galabta la daah furay koobka fasalada galableyda waxaana lagu daah furay Fasalka 5aad (A) iyo Fasalka 4aad (B) waxa ayna ku dhamaatay barbaro min 3 gool ah

Photos from Kaaraan Primary and Secondary School's post 02/04/2026

Soo saadaali kulanka adag ee u dhaxeeya Form 4 (A) Vs 8aad (A) kulanka Semi-Final koobka fasalada dugsiga kaaraan kuna guuleyso $10.

Shuruuda guuleystaha
1. Share gareey postiga
2. La wadaag 5qof
3. Kusoo biir page ka

01/04/2026

Barnaamij Daabuurkii Subaxnimo ee dugsiga kaaraan, waxaana la joogaa gaba gabada sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Photos from Kaaraan Primary and Secondary School's post 20/03/2026

Ciid Mubaarak dhamaan muslimiinta meel walba ay joogaa waa maamulka dugsiga iyo macalimiinta dugsiga oo idiin leh ciid wanagsan. Ilaheyna hanaga aqbalao bishii barakeesneed ee soo dhamaatay.

Photos from Kaaraan Primary and Secondary School's post 03/03/2026

Maanta oo kale 9 sano ka hor 03-03-2017 waxaan ciyaarnay ciyaar final ah oo loo qabanaayey dugsiga degmada kaaraan waxaana markaas isla ciyaarnay dugsiga Al shacab waxaana ka qaadnay koobkii ugu horeeyey ee loo qabta dugsiyada degmada kaaraan

04/01/2026

Ciyaartii adkeed ee u dhaxeysay fasalaka Kala ah Form4A iyo Form 1C waxa ay kusoo dhamaatay BarBaro 2-2 ah, balse waxaan daawanay ciyaar adag.

Photos from Kaaraan Primary and Secondary School's post 04/01/2026

Ciyaartii adkeed ee u dhaxeysay fasalaka Kala ah Form4A iyo Form 1C waxa ay kusoo dhamaatay BarBaro 2-2 ah, balse waxaan daawanay ciyaar adag.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252