Abdalla Yahye Ahmed

Abdalla Yahye Ahmed

Share

Engineer

Photos from Abdalla Yahye Ahmed's post 31/05/2024

____MAHADNAQ AROOS_____

Marka h**e Alle SWT ayaa mahad oo dhami u sugnaatay, marka xigta waxaan halkan si sharaf iyo qadarin leh uga mahad celinaynaa aniga iyo marwadayda qaaliga ah Amal Mohamed Farah dhamaan ehelkii iyo asxaabtii qiimaha badnaa ee daafaha dunida Hambalyada iyo Ducada inooga soo diray.

Mahadnaq gaar ah waxaan u diraynaa dhamaan Ehelkii iyo asxaabtii sida hagar la'aanta ah noola shaqeeyey muddadii xafladda arooskayagu socotay oo aan leeyahay intaa aad tarteen iyo in kabadan ba miisanka xasanaadka Alle ha idiinku daro.

Guud ahaan intiinii qawl iyo qoraal naga soo hambalyeeyey iyo intiinii na haleeli wayday ee qalbiga nooga soo hambalyeysayba waxaan leeyahay, Allaah idinka baryeynaa Cimri dheer, Caafimaad iyo Cibaada suuban, Alle Janadiisa Ha idinku Abaal mariyo.

Mahadsanidiin

23/03/2023

Ramadan Karim 🌙

Photos from SIMAD University's post 23/02/2023
01/02/2023

Six times in a row and counting! SIMAD University maintains its position as the #1 university in Somalia according to Webometrics. This recognition is a testament to our unwavering commitment to providing top-notch education and producing graduates who are ready to change the world. Congrats to our students, dedicated faculty, and amazing staff for making this happen! 🎉 Check it out: Bit.ly/BestInSomalia

Photos from SIMAD University's post 29/12/2022

Photos from FabLab Mogadishu's post 22/11/2022
Photos from Abdalla Yahye Ahmed's post 06/11/2022

Congratulations all the founders, leaders, students, family and friends of SIMAD University on the occasion of this great day that marks the foundation of the university. I would like to congratulate all the university staff who won the various awards given by the university. Happy SIMAD day!

06/11/2022

Hambalyo Bahda Jamacada Simad waxaan ugu hambalyeynayaa 23 sano guuradii kasee wareegtay aasaaska Jamacada.

03/11/2022

An important massage from one of African leaders.

30/10/2022

Hay'adda Maareynta Musiibooyinka qaranka oo soo saartay lambarada lagu hagaajin karo xogaha Khasaaraha nafeed iyo midka hantiyadeed ee qaraxyadii Zoobe.

29/10/2022

Allah uwada naxariisto dhamaan inti manta ku geeriyootay xasuuqii dhacay kuwa dhawacana Allah u booga dhayo.😭😭😭

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


30th Street
Mogadishu
252