15/10/2026
📚✨ CASUUMAAD GAAR AH | BAALFURKA BUUGGA “ISBARO”
Waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaan si diirran ugu casuunno, Nabadoonka East Africa ee cabdalle agoonyar Ibraahim Maxamed Cali (Cali Dheere), munaasabadda baal-furka buugga “ISBARO”, oo ay qortay qoraa Kowther Xaji Cabdullaahi.
Nabadoone , joogitaankaagu wuxuu noo yahay sharaf iyo farxad gaar ah. Waxaana Faraxd noo ah inaad nagala soo qaybgasho munaasabaddan qiimaha leh, oo lagu dhiirrigelinayo aqoonta, akhriska iyo hal-abuurka qoraalka Soomaaliyeed.
Nabadoone, soo dhowow! Farxad weyn ayay noo tahay inaan kula wadaagno munaasabaddan quruxda badan. ❤️📖https://chat.whatsapp.com/GdkqpG4gVYd33qbyiQo9fw?mode=gi_t
📍 Goobta: Samaan Suits
📅 Taariikhda: 15-ka Oktoobar 2026
⏰ Waqtiga: 5:00 galabnimo