Dr.Mohamed Sudani
Caafimaadka jirka & ruuxa waa lama huraan! Ku xirmo channel-kan si aad u hesho talooyin caafimaad, kalmado nafta toosiya & hagitaan dhiirigelin leh.
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
muhiim ah waxa la ogeyn bahda daneynesa barashada caafimaadka In Al Qiyam Modern Academy Uu bilaabi doono barashada General Nurse hadba hadii aad tahay ardey daneynaya isdiiwaangelintu wexey bilaabaneysaa 10/12/2021
Wacyi galinta cudurka covid19 || Dr Mohamed Sudani
03/05/2021
Waxyaabaha ugu badan ee Jaceylka Dilo waa Tijaabada iyo is aaminad la'aanta, Qofka Xiriirka uu idinka dhaxeeyo hadii aadan jecleyn usheeg runta waxba been Niyada ha ugu dhisin Diinteena suubana Beenta waa ka xaarane
“Naftaadu waa markabkaaga, oo haddii aad adigu fuusho waad badbaadaysaa, haddii ay iyadu ku fuushana waad halaagsamaysaa.”
Xikmadi : Dr. mustaf kamaal maxamuud☺️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
