Mohamed gantal

Mohamed gantal

Share

calm politics based on respect and co-operation come consult with politician mohamed gantal
mohamed

23/11/2024

JULY 18 2023 AYAAN DHABAHA SHARCIGA AH KUSOO CELINAY GOBOLKA GEDO

Waxana nagu hogaaminayay Kuxigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane H.E mohamud Sayid aden

Maalinkaas wixii ka danbeyay gobolka gedo waxaan ka mamnuucnay inày ka degto Cid kasoo horjeedo nidaamka Jubaland State House 🏠

Bal waxaan rabnaa cidii xaniyo leh ee gobolka gedo qas ka sameyso waxaan walhi idin balan qadayaa aaqiro inay ka biyo cabto.

Qabiilkay doonan ama shaqsiyaad Kay doonan ha ahaadaana bal car yaa gobolka gedo dhib iyo qas ka abuuro.

Balan waayo 10 minutes qofkaas inaan kusoo afjarno

23/11/2024

MADAXWEYNAHA JUBALAND STATE MUDANE H.E AHMED MOHAMED ISLAAM 2024-2029

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam 4 marxaladoodba maanta Jubbaland ugama maarmeeyso.

1. Khibrad Amni- Gobolka iyo Geeska Afrika mudnaantooda koowad waa la dagaalanka Argagixisada, Jubbaland na waa saldhiga ugu wayn ee Khawaarijta, sidaas daraadeed waa ninka fahmi kara la dagaalankooda, Ciidamo tayo leh na dhisay. Saxiibada Caalamka iyo wadamada deriska ah waxaay u arkaan xasiloonida geeska inay ku xirantahay xasiloonida Jubbaland.

2. ⁠Midnimada iyo isku haynta bulshada- Jubbaland waxaa wada dega qabaa'ilada Somaalida oo dhan, Isku hayntoodana waxay u baahantahay odeynimo iyo haybad hogaamiyannimo. Waxaa cajiib ah in ay maanta intaas oo qabiil ay nabad kuwada noolyihiin, kuna mideeysan yihiin mabda’a Jubbaland. Hanjabaadaha la xiriira is-layn, qax, dib ayaa loo noqoni, doorasho gaar ayaan qabsani mid qabata ma ahan ummadaas wax wada dhistay ee xasiloonida haystada.

3. ⁠Fahamka Juquraafi Siyaasadeedka Gobolka- Isbedelka siyaasadda Gobolka wuxuu saameyn dadban iyo mid togan ku leeyahay siyaasadda Soomaaliya iyo mida Jubbaland, iyadoo la ilaalinayo Madax banaanida iyo Qaranimada dalkeenna hadanna waxaa lagama maarmaan ah in fahan qooto dheer ka haysato hirka iyo dabaylaha Siyaasadda Gobolka. Madaxweyne Axmed waa khabiir ku xeel dheer, maareyni karana dabaylaha Siyaasadeed, Shaqsi aan fahamkaas lahayn waxaan kula taliniyaa wakhtigiisa hadda ma aha.

4. ⁠ Madaxweyne Axmed wuxuu haystaa Jubbaland oo ku mideysan aragtidiisa 5ta sana ee soo socota.

Talo soo jeedin;

Madaxweynaha aragtidiisa 5-ta sanno ee soo socota waxaa ugu horreeya dhameystirka dhismaha Ciidamada iyo Xoreeynta deegaanada maqan, haddii aad dooneyso in aad Jubbaland hoggaamiso ka qayb qaado geediga dhameystirka Jubbaland oo wada xor ah kadibna la imaw Xasilooni, Aqoon iyo Xeelad.

22/11/2024

CONGRATULATIONS TO MY PRESIDENT H.E Ahmed Mohamed Islaam

your the best president of Somalia 🇸🇴

Inshallh you will win 🏆 this election in Jubaland State House 🏠

My alaha reward you.

Photos from Mohamed gantal's post 19/11/2024

Congratulations 👏👏👏 xildhibaanada golaha wakiilada Jubaland State House ❤️ waxaan inka codsanayaa codkiina inaad siisaan mudane madaxweyne H.E Ahmed Mohamed Islaam

Dalka iyo dadka somaliyeed si uu cadowga ku habsaday ugu badbaadiyo fadlan codkiina siyaa madaxweyne Ahmed Mohamed Islaam

18/11/2024

"Democracy is about voting and it's about a majority vote. And it's time that we started exercising the Democratic process." - Debbie Stabenow.

Congratulations to my president H.E Ahmed Mohamed Islaam he will win 🏆 💪 inshallh

15/11/2024

Leadership is more than power or position, it is a sense of responsibility to realize the vision and pride of a nation.

Honesty, self-sacrifice, self-sacrifice, perseverance and speaking gives the real leader to inspire the community and move them towards the goal.

The leader who creates change is the one who sees himself as a servant, who puts the public interest before his own, who is aware of the negative consequences of his actions, and who thinks of historical legacy and something useful for the next generations

13/11/2024

SHAACIN MURASHAXNIMO EE SENATOR KA AQALKA SARE EE 2025 TO 2030.

waxaan ahay muwaadin Deegan doorashadiisa ay tahay Jubaland State

Waxaan kamid ah dhalinyarada aqoonyada ee dowlada Jubaland.
Waxaan haysataa 2 masters degree oon ka haysto jamacada caalimiga ah ee Accord University

waxaan kasoo shaqeeyay wasarada ganacsiga iyo warshadaha jubaland laga soo bilaabo 2015 ilaa 2022 April anigoo kasoo qabtay xilal kala duwan sida
A.IT OFFICER
B. PLANING DIRECTOR
C. REGIONAL COORDINATOR

Hadana waxaan wakiilka guud jamacada Accord University ee Jubaland State.

11/11/2024

HORMARKA JUBALAND STATE KA SOCDA

Mar maanta liigu casuumay furitaanka HOTEL KCC oo ku yaalo magalada kismayo

10/11/2024

MUDANE WASIIR WAAN KAGA MAHADCELINAYAA SHAQADA ADAG RER JUBALAND UHAYSO GUULEYSO IDAM ALLE

Photos from Himilo Qaran's post 10/11/2024
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu