23/11/2024
JULY 18 2023 AYAAN DHABAHA SHARCIGA AH KUSOO CELINAY GOBOLKA GEDO
Waxana nagu hogaaminayay Kuxigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane H.E mohamud Sayid aden
Maalinkaas wixii ka danbeyay gobolka gedo waxaan ka mamnuucnay inày ka degto Cid kasoo horjeedo nidaamka Jubaland State House 🏠
Bal waxaan rabnaa cidii xaniyo leh ee gobolka gedo qas ka sameyso waxaan walhi idin balan qadayaa aaqiro inay ka biyo cabto.
Qabiilkay doonan ama shaqsiyaad Kay doonan ha ahaadaana bal car yaa gobolka gedo dhib iyo qas ka abuuro.
Balan waayo 10 minutes qofkaas inaan kusoo afjarno
23/11/2024
MADAXWEYNAHA JUBALAND STATE MUDANE H.E AHMED MOHAMED ISLAAM 2024-2029
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam 4 marxaladoodba maanta Jubbaland ugama maarmeeyso.
1. Khibrad Amni- Gobolka iyo Geeska Afrika mudnaantooda koowad waa la dagaalanka Argagixisada, Jubbaland na waa saldhiga ugu wayn ee Khawaarijta, sidaas daraadeed waa ninka fahmi kara la dagaalankooda, Ciidamo tayo leh na dhisay. Saxiibada Caalamka iyo wadamada deriska ah waxaay u arkaan xasiloonida geeska inay ku xirantahay xasiloonida Jubbaland.
2. Midnimada iyo isku haynta bulshada- Jubbaland waxaa wada dega qabaa'ilada Somaalida oo dhan, Isku hayntoodana waxay u baahantahay odeynimo iyo haybad hogaamiyannimo. Waxaa cajiib ah in ay maanta intaas oo qabiil ay nabad kuwada noolyihiin, kuna mideeysan yihiin mabda’a Jubbaland. Hanjabaadaha la xiriira is-layn, qax, dib ayaa loo noqoni, doorasho gaar ayaan qabsani mid qabata ma ahan ummadaas wax wada dhistay ee xasiloonida haystada.
3. Fahamka Juquraafi Siyaasadeedka Gobolka- Isbedelka siyaasadda Gobolka wuxuu saameyn dadban iyo mid togan ku leeyahay siyaasadda Soomaaliya iyo mida Jubbaland, iyadoo la ilaalinayo Madax banaanida iyo Qaranimada dalkeenna hadanna waxaa lagama maarmaan ah in fahan qooto dheer ka haysato hirka iyo dabaylaha Siyaasadda Gobolka. Madaxweyne Axmed waa khabiir ku xeel dheer, maareyni karana dabaylaha Siyaasadeed, Shaqsi aan fahamkaas lahayn waxaan kula taliniyaa wakhtigiisa hadda ma aha.
4. Madaxweyne Axmed wuxuu haystaa Jubbaland oo ku mideysan aragtidiisa 5ta sana ee soo socota.
Talo soo jeedin;
Madaxweynaha aragtidiisa 5-ta sanno ee soo socota waxaa ugu horreeya dhameystirka dhismaha Ciidamada iyo Xoreeynta deegaanada maqan, haddii aad dooneyso in aad Jubbaland hoggaamiso ka qayb qaado geediga dhameystirka Jubbaland oo wada xor ah kadibna la imaw Xasilooni, Aqoon iyo Xeelad.
19/11/2024
Congratulations 👏👏👏 xildhibaanada golaha wakiilada Jubaland State House ❤️ waxaan inka codsanayaa codkiina inaad siisaan mudane madaxweyne H.E Ahmed Mohamed Islaam
Dalka iyo dadka somaliyeed si uu cadowga ku habsaday ugu badbaadiyo fadlan codkiina siyaa madaxweyne Ahmed Mohamed Islaam
18/11/2024
"Democracy is about voting and it's about a majority vote. And it's time that we started exercising the Democratic process." - Debbie Stabenow.
Congratulations to my president H.E Ahmed Mohamed Islaam he will win 🏆 💪 inshallh