Shaafinoh27

Shaafinoh27

Share

SHAAFINOH

13/12/2022

Odey buurane kox duu cazuumad usamey,nin SaaS buu uga taagan yahay

France 🇫🇷 Morocco 🇲🇦

Yaad is Lee dahay odeyga beri funaanadee ayuu sawir ku soogali donaa

Photos from Shaafinoh27's post 30/11/2022

Gudigii doorashada midowga Ardeyda iskuulka
ayuub sheikhey

oo soo gaba gabeyey doorashadii ay isbuucaan qaban qaabinaayeen,

Dhamaan Gudiga waxaan leeyahay Waad ku mahadsan tihiin dadaalkiina.

Photos from Shaafinoh27's post 30/11/2022
Photos from Shaafinoh27's post 30/11/2022

Waxaa maalintii shaley 29/Nov/2022
inoo qabsoontay doorashadii midowga ardayda iskuulka ee sanad dugsiyeedkan 2022-2023.

Gadoomiyaha midowga ardayda iskuula waxaa ku tartamayay seddax arday oo kala ah:
1. Nor Sheikh Aamin
2. Abdiqaadir Mohamed
3. Siidow Aadam
Waxaana ku guuleystay .

Godoomiya kuxigeenka midowga ardayda iskuulkana waxa ku tartamay afar arday oo kala ah:

1. Salad Warsame.
2. Abdi Mohamed
3. Abdi Samow iyo
4. Mohamed Omar

Waxaana kusoo baxay

Gadoomiyaha maaliyda midowga ardayda iskuulka Waxaa ku tartamayay 5 Arday oo gabdho ah
waxayna kala ahaayeen:

1. Ibraahim Osamn
2. Abas Hassan
3. Mohamed Yerrow
4. Abdi Mohamed iyo
5. Mohamed Ibrahim

Waxaana ku guuleystay

Xilka kale ee loo tartamayay wuxuu ahaa
ardayda ee gelinka dambe, xilkaasna waxaa isu soo taagay seddax arday oo kala ah:

1. Abdullahi Nunow
2. Nor Abdulkadir iyo
3. Ibrahim Mohamed
Waxaana xilkaasi ku guuleystay
.

Sidoo kale gudiga kasoo shaqeeyey iney qabsoonto dorashada midowga ardayda iskuulka Ayuub Sheikh Adbaan uga Mahad celinayaa sida quruxda badan ay uga helan yihiin H**e,marinta iskuulka iyo kashaqeyida isku xirka ardeyda

kale waxaa Marti inoo ahaa
Gadoomiyaha
Gadoomiyaha
Sidoo kale waxaa goob joog ahaa Gadoomiyii H**e ee midowga ardayda iskuulka Ayuub Sheikh


Waxaan Hambaliyo u diraya gadoomiyaha cusub sandkan 2022_2023
dhamaan ardayda ku guulaystay xilalka kala duwan ee midowga ardayda iskuulka, waxaan Alle idin weydiinayna inuu xilkiin Rabi idin fududeeyo.

Photos from ‎Ayuub sheikhey school مدرسة أيوب شيخي‎'s post 29/11/2022
29/11/2022

Musharaxa labaad

29/11/2022

Musharaxa koowaad ee Gadoomiye ku xigeen

29/11/2022

Musharaxa labaad ee Gadoomiye ku xigeen

29/11/2022

Musharaxa koowaad ee Gadoomiyaha maaliyada midowga ardayda Ayuub Sheikhey

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu