General Mohamed Mohamud Garaar
This is the Official Facebook Account of Brigadier General Mohamed Mohamud Mohamed (Garar), Director of Operations for Somali Police Force
Official Facebook Account of Director for Operations Directorate of Somali Police Force
25/02/2026
Allah SWT haa nagga Aqballo Guud ahaan Acmaasha Cimradda & Ramadaanka Alle hanag yeelo kuwii kafaaideysta ilaahna uu ka aqbalo . Amiin.
ASC, DHAMAAN ASXAABTEYDA SHARAFTA LEH RAMADLAAN KARIIM,CAMAASHA ALLAH NAGGA AKHBALLO DHAMMANTEEN BISHA BARAKEYSAN EE BARAKEYSAN FADLIGEEDDA AAMIIN AAMIIN INSHO ALLAH
04/02/2026
Nasiib wanag waxaan maanta goob joog ka naqday Doorashada Gudoonka Gudigga Madaxa banaan ee Xaquuqal Aadanaha JFS
Oo Gudoomiye loo dooray Dr Maram Qaasim,Hooyo Aqoon yahan ah isla markasna waayo araag ah.
03/02/2026
Waxaa maanta oo ay tariikhdu tahay 03/02/2026,Xilka Hoggaanka Xiriirka Bulshadda & Boliiska si Rasmi ah loogga wareejiyay Taliyaha Cusub ee Hoggaanka G/le Samiiro Nuurdiin Nasiir oo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed u soo Magacabay,waxaana Xilka Hoggaanka ku wareejiyey Kusimaha Taliyaha Hoggaanka Xiiriirka Bulshadda & Boliiska,ahana Taliye Xigeenka Hoggaanka Policing Commmunity G/Le Farxaan Mxamed Cali,waxaana xilka u kala wareejiyey Kaaliyaha Sare Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed General.Dr Mohamed Moahmud [Garaar]
Dhammaad.
01/02/2026
Today marks a lifelong milestone: I have officially deposited the final version of my work into the University for Peace (UPEACE) repository. It is the beginning of a new dawn.
Dr.(PhD).Mohamed Mohamud.
22/01/2026
Waxaan ku faraxasanahay in maanta ku soo dhaweeyo Prof Samel Kale oo ah Agaasimaha Jaamacadda [UPeace for Universty] Africa Xaruunta Ethopia Addis,Booqashadiisa Soomaliya Magalada Mogadishu.
Prof SKS well Come to Somalia Mogadishu City 2026
20/12/2025
Hambalyo Hampalyo Sanad-guuradii 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
05/12/2025
Shibiiryow heesa hees wanagsaan heesa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252
