Natural Alert - Somali

Natural Alert - Somali

Share

Welcome my page

27/05/2025

Sheeko mucjiso ah oo ku saabsan Xujeey reer Liibiya:

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Liibiya oo lagu magacaabo Amer ayaa u socdaalayay Sacuudi Carabiya si uu sanadkaan xajka u aado markii ugu horeeysay, waxaana uu la kulmay dhibaato dhanka ammaanka ah oo la xiriirta magaciisa, xilli uu ku guda jiray howlaha garoonka.

Nabadsugida ayaa ku tiri “waan isku dayi doonaa inaan ku xalino, laakiin waa inaad nala sugtaa wax yar”

Xujayda kale ee diyaaradda la saarneyd ayaa loo dhameeyay , waxayna fuuleen diyaaradda, albaabkiina waa la xiray. Daqiiqado ka dib ayaa la xaliyay Amiir, balse duuliyihii diyaarada ayaa diiday in uu albaabka ka furo, diyaarada ayaana sidaas ku kacday.

Ciidamada ammaanka ee garoonka ayaa isku dayay inay ka raalli galiyeen Amiir in diyaaradii ka tagtay, lakin Amiir ayaa diiday inuu ka tago garoonka, wuxuuna ku adkeystay inuu garoonka iska joogo isagoo kusoo celcelinaya, "Waxaan damacsanahay inaan soo guto Xajka, Insha Allah, waan aadi doonaa."

Markiiba waxaa soo gaaray war sheegaya in diyaaradda ay cilad ku timid oo ay soo laabaneyso. Diyaaraddii ayaa soo noqotay, waana la dayactiray, balse duuliyihii ayaa weli diiday inuu albaabka furo. Sarkaalkii ayaa u sheegay, "Ma aha mid adiga laguugu talo galay safarkaa” lkn amiir ayaa si dhab ah ugu jawaabay, “Waxaan damacsanahay in aan soo xajiyo, In Sha Allah, waan aadi doonaa”.

Diyaaradda ayaa mar kale dib u dhaqaaqday, muddo kadib waxaa soo baxay war sheegaya in cilad kale ay soo wajahday, sidaasina ay ku soo laabatay mar labaad.

Isla markaas ayuu duuliyihii garowsaday waxa dhacay, wuxuuna yidhi “ma duuli doono Amiir oo diyaarada nala raacin”. Waxay la galeen sawir xusuus ah, waxayna ku yimaadeen si nabad ah.

Dhacdadaan waxaa lasoo dhigay bogga Xarameynka.

26/05/2025

_Qisada Gabadhan Darbi jiifka Aheyd Hadana Hantiilaha ah Maka warqabtaa
-Gabar Foolxun Majirtee Wa Daruufta,Bal isku Eeg labada Sawir,Xalimoyin badan In la Jafjafto Ubaahan Jiro Waligaa Ha Oran Heblo Way Foolxuntahay.

uwac Gabr hadi La Jafjafto Qurxonan Laheyd-

26/05/2025

🇺🇸 MAREYKANKA

Gobolka California ayaa wajahaya masiibooyin dabiici ah oo sii kordhaya, sida dabeylo xooggan iyo dabeylo gubtay. Dadweynaha da’da ah ayaa si gaar ah ugu nugul masiibooyinkan, iyadoo ay jiraan caqabado xagga daadgureynta iyo helitaanka adeegyada degdegga ah.

05/07/2022

Balbalarka oo GM Calosha iskaaga yareyneyso😂😂

21/06/2022

Magac faarax luga baasto meesha ku haray😂

20/06/2022

Gabadhan yaa ka oysii (metion)

18/06/2022

Qof mavio la degaalmo meshan iska dhax soosaara😂😂😂

18/06/2022

Fanan qaran sidiii ali winkey🇸🇴

17/06/2022

Kan dhibadna😂😂😂

17/06/2022

Maseyr badna qofta😂

17/06/2022

Raaliyo😂

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 13:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 16:00