𝐒𝐓𝐀𝐑.πŒπ„πƒπˆπ€

𝐒𝐓𝐀𝐑.πŒπ„πƒπˆπ€

Share

WELCOME WAXAN SI NAXARIS LEH KAGA CODSANAYA INA FOLLOW NASODHEHDID MAHADSANIDοΏ½οΏ½

08/04/2023

Agoomadan waxey codsanayaan Dhar Ciid. Wixii aad heli karto ugu dir telka boorka ugu qoran.

Jazaakallah.

04/06/2022

Maal aduun ilaahay hakusiiyo hadaad sooqorta ((scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw)xabiibkeena muxamed❀❀❀

03/06/2022

Ma aqaan waxaan muqalkaan ku dul qoro ee hadaad awoodo share dheh oo sii faafi | waa maamadii diirka dhirta oo la tumey biyo kulul ku darsatey ka dibna cabtey si gaajada iyo haraad aysan u dareemin.

02/06/2022

White Girlfriend Prank On Somali Mom! (GONEWRONG)😱😱

01/06/2022

Hooyo mcn adigoo ujedo maa love ka ladhaafeysaa❀️❀️

plz walal like pageka isar mahadsanid

30/05/2022

ASBUUCII UGU QOSOLKA BADANAA BARNAAMIJKA ARAGTIDA DADWAYNAHA TALIYAHA SHIBIS OO LOO DAATAY

Photos from 𝐒𝐓𝐀𝐑.πŒπ„πƒπˆπ€'s post 30/05/2022

Quruxda casimada muqdisho oo horumar buuxa sameynaysa ayado caqabado bdn ku koraysa

Wa casimad dhibkeda aanu hoos u dhigin ee horay usocod la taaban karo sameynaysa

Allow barakey xamar

Waa isgoyska taleex supermarket-ka xayaad market
Wa suqa ugu wayn casimada waxa uu ka qayb qadana horumarka iyo bilicda dalka

30/05/2022

Agaasimaha cusub ee hey’adda Nabadsugida ee Nisa Mahad Salaad ayaa doonaya inuu dhowaan ku dhawaaqo inuu magaco ka badalo Nisa.

Wuxuu u badali doonaa Fisa.

Photos from 𝐒𝐓𝐀𝐑.πŒπ„πƒπˆπ€'s post 29/05/2022

Dhaqankan sooma aheyn kii Farmaajo lagu colaadin jiray ee loogu tilmaami jiray Kaligii Taliye fool xun ?

CBB cusub idinkana dhaqankan maxaad ku difaaceesin oo aad diyaarsateen?

28/05/2022

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Toogtay Hussein Abukar Nur oo ahaa ilaalada qaaska ah ee Gudoomiyaha gobalka Banaadir.

Askariga dilka geestay ayaa baxsaday kadib markii uu dilay Hussein sida aan ka soo xigtay dad ka ag dhawaa goobtan.

28/05/2022

Xaqiiqo Bani'aadamka Allah K**a Maarmo ᴴᴰ┇Sheekh Xuseen Cali Jabuuti 2022

28/05/2022

Maanta waa Maalin weyn. Waa maalin Aduunka oo dhan hal meel isha uu ku wada haayo. Waa Dhankaas iyo magaalada Paris.

Waa Finaalka Champions League. Waa Real Madrid Vs Liverpoool, 2018 wixii dhacay wax ka duwan ayaa maanta dhici doona.

Waa AARGUDASHO. Koobkan wuxuu u egyahay mid laga soo dajin doono England. Durba waa diyaargaroownay

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu