Cornel Osman Mohamed Muhamud Hadole

Directions

Cornel Osman Mohamed Muhamud Hadole Political

05/07/2026

Baydhabo Janaay

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada, iyo dhammaan bulshada Soo...
03/07/2026

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada, iyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Imaam Mohamed Yusuf Ali, oo ku geeriyooday dalka Hindiya.

Imaaku, wuxuu ka mid ahaa haldoorkii Soomaaliyeed ee door muuqda ka soo qaatay dadaalladii nabadeynta, dib u heshiisiinta bulshada iyo geeddi-socodkii dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya xilliyadii adkaa ee uu dalku soo maray.

Waxaan Allaah SWT uga baryayaa Marxuumka in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan halkaan Hambalyo uga dirayaa Guddoomiye Abdikafi Mohamud Makaran oo loo  magacaabay Guddoomiyaha Golaha Dhallinya...
18/06/2026

Waxaan halkaan Hambalyo uga dirayaa Guddoomiye Abdikafi Mohamud Makaran oo loo magacaabay Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed.

Allaha kuu fududeeyo mas’uuliyadda qaran waxaana ku kalsoonahay kartida, aqoonta, iyo waayo-aragnimadaada ku aadan guud ahaan arrimaha bulshada, si gaar ah dhallinyarada Soomaaliyeed.

Allaha kula garab galo mas’uuliyadda Qaran.

Waxaan cambaareenayaa xayiraada sharci darada ah ee Maanta loogu geestay dhallinyaro soomaaliyeed oo safar ah Airport-ka...
16/06/2026

Waxaan cambaareenayaa xayiraada sharci darada ah ee Maanta loogu geestay dhallinyaro soomaaliyeed oo safar ah Airport-ka Muqdishu waxaana si dhaw ula xisaabtami doonaa cid kasta oo si aan wanaagsaneyn u adeegsata Awooda Sharciga Dowladnimad, waxaana rajeenayaa in aanay cabashadaas soo laaban mar kale aniga oo Kala hadlay Madaxda garoonka.

WabillaahiTowfiiq

11/06/2026

Hirshabeelle Hormarsan

Waxaan Halkaan Hambalyo ugu diraayaa Hogaamiyaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ay maanta ku doorteen xil...
10/06/2026

Waxaan Halkaan Hambalyo ugu diraayaa Hogaamiyaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ay maanta ku doorteen xilidhibaanada Koonfur Galbeed kuwaasoo ku yimid doorasho Qof iyo Cod ah.

Miraha Dedaalka Madaxweyne Dr Hassan Sheikh Mohamud

06/06/2026

أَأَنتُمْ أَشَدُّ خَلْقًا أَمِ السَّمَاءُ ۚ بَنَاهَا

04/06/2026

Dowladnimo jir Dowlanimo joog

Waxa haray waa Howsha Maxkamadda Ciidamada المحكمة للقوات المسلحة

04/06/2026

Balaayada Yaa Bilaabay?!

03/06/2026

الفتنة نائمة، لعن الله من أيقظها

“Fitnadu waa huruddaa, Alle ha naclado qofkii toosiya.”

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cornel Osman Mohamed Muhamud Hadole posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share