18/10/2025
"Nin dhiiran Libtaa usoo dhakhsata"
Suuban
Lagu Soo Hirto
Political
18/10/2025
"Nin dhiiran Libtaa usoo dhakhsata"
Suuban
Lagu Soo Hirto
“Nin dhiiran Libtaa usoo dhakhsata”
Hogaan Suuban
Lagu Soo Hirto
18/08/2025
Hambalyo Amb Mohamed Ali Nur (Americo) Maareeyaha Dekeda Muqdisho, allaha kula garab-galo mas'uuliyadda adag ee laguu idmaday
22/05/2025
Qaran dhis iyo Qaraaba Salaan.
Hassan Ali Khaire
“Fallaar Gilgilasho kaama harto”
Geeshkayaga guulahooda waa mid aan ku diirsano waana geesiyaal soomajeestayaal ah lkn farqiga waa hogaanka!
12/01/2025
( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
Waxaan tacai udirayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxar ganacsade walaalkay Xasan Sankaay Cali oo gacan ka xaqdaran ku dishay duleedka Magaalada Muqdisho.
Waxaan laamaha amaanka ka dalbanayaa in an cadaalada la horkeeno arxan laawayaasha dilka geestay.
Alle ayaa naxariistii JANNO uga baryayaa.
27/11/2024
Inta aadan falin ka fiirso
Rati-weyne
23/04/2024
Waxaa sharaf weyn ii ah in aan qeyb ka ahaado wafdiga Madaxweyne Ali Gudlawe Hussein si aan marqaati uga ahaano xarig jarka garoonka Dr Ayuub jeenyo ee Degmada Balcad oo ay iska kaashadeen Maamulka Degmada Balcad iyo dadka deegaanka oo lagu tilmaamo bah Sports.
Waxaan u rajeenayaa hormar intaan ka ballaaran insha Allah
30/03/2024
إِنَّ الْعَهْدَ كَانَ مَسْئُولًا