15/12/2025
Cashar muhiima, oo ka waramaaya talabooyinka guusha lagu gaadho.
.
“Where the Engineers and future Engineers meet”
15/12/2025
Cashar muhiima, oo ka waramaaya talabooyinka guusha lagu gaadho.
.
Internet Speed test.
Airport Operations #1
Waa Casharo la xidhiidha dhanka Aiport -yada iyo Dulaadka.
Boss vs Leader
20/06/2025
New name of Academy.
07/06/2025
Shirkada Wireshark oo caan ku ah Network Security aya soo bandhigtay Shahaado caalamiya, oo aad ka helayso Wireshark Organization.
Wireshark, waxaa loo isticmalaa sidii loo qaban lahaa (Capture) xog dhexmaraysa Network Interface ka Computer, Switch, Router and Firewall ka.
Shahaadaa magaceeda waxaa la yidhaa WCA-101, Waxaad ka heli kartaa Wireshark.org.
-security
Khadar A Muse
Khadar Ahmed Muse
05/06/2025
Waxaa discount ku jira dhamaan course ku jira Sheerxirfad.
Waxaa helaysaa 40% discount.
Sidaa u hesho discount kani waxaad isticmashaa talaabooyinkani;
1. Isdiwaan gali course ka aad rabto.
2. Add to Cart
3. Dadib isticaal Codeka .
4. Dooro Bank aad lacagta ku bixinayso.
24/04/2025
Types of Network Switches
17/04/2025
Waxaa diyaar Training kii qiimaha badnaa ee Comprehensive Cisco Routing Protocols Training. oo ah Cisco Routing si basic ah ugu sharxayno ardayda Somaliyeed.
> > Waxaa diyaarsan manual kii oo softcopy ah, si aad markasta u dabacankarto.
> > 12 lab oo si step by steps aan u sharxayno.
> > Casharadu waa video bases, mar kasta waad dawan kartaa.
> > Training ku markuu dhamaado, waxaa helaysaa Completion Certificate.
Khadar A Muse
Comment ka 1 aad giiri si aad link u hesho.
13/03/2025
The 80/20 Rule can applies everything.
28/02/2025
Ramadaan Kariim 1446 H
| Monday | 07:00 - 19:00 |
| Tuesday | 07:00 - 19:00 |
| Wednesday | 07:00 - 19:00 |
| Thursday | 07:00 - 19:00 |
| Friday | 07:00 - 11:30 |
| Saturday | 07:00 - 19:00 |
| Sunday | 07:00 - 19:00 |