Xarunta Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed

Xarunta Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed

Share

Somali think tank center
offer advice on challenges in Somalia

14/09/2024

Fariinta Madaxweynaha Ee Xuska Dhalashada Nabiga Naxariis iyo Mabad Galyo Korkiisa Ha Ahaatee. ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺﷺ ﷺ ﷺﷺ ﷺ

22/09/2022

Ambassador Abdirahman Nuur Diinaari oo ka tirsan masuuliyiinta Xatrunta tala soo jeedinta Somaliyeed ayaa khudbad ka jeediyey 25 sano Guuradii ka so Wareegtay Aas aaska Jamacada Muqdisho University
Oo uu ka soo qayb galah Raysalwasaaraha Dalka Mudane Xamse cabdi bare

Photos from Xarunta Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed's post 09/07/2022

Gudomiyaha Xarunta tala Soo jeedinta Somaliyeed Xaaji muuse (Ganjab)
Ayaa maanta kula ciiday Qaar ka mid ah bulshada Muqdisho Caasimdda Dalk.
Waxa uu Gudomiye Xaaji muse ugu hambalyeeyey Dhamaan Muslimiinta Meel kasta oo ay joogaan munaasabada ciidul'adxa Gaar ahaan Shacabka Somaliyeed.

Photos from Xarunta Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed's post 05/07/2022

MACHADKA ISTARAATIIJIYADA FAKARKA (INSTITUTE OF STRATEGIC THINKING Ee Dalka Turkiga Iyo Xarunta Tala So jeedinta Somaliyeed
Oo ka wada hadlay iskaashi dhaxmara.

Amb Cabdiraxmaan Nuur (Dinaari) oo ka socda Xarunta tala soo jeedinta Somaliyeed iyo Gudoomiyaha Macadka Staraatiijiyada fakarka (INSTITUTE OF STRATEGIC THINKIN) ayaa kulan kula qaatay magalada Ankara Ee Dalka Turkiga
.
GUDOOMIYAHA MACHADKA GENERAL GÜRAY WAXAAN KA WADAHADALNAY ISKAASHIGA XARUNTA TALO SOO JEEDINTA (SOMALI THINKA TANK IYO MACHADKA( SDE) WAXAY KU HESHIINAY INAY KALA SAXIIDAAN QORAAL ISFAHAN (MOU).
GUDOMIYE MACHADKA SDE WUXUU II SHEEGAY INEY DIYAAR U YIHIIN INEY TABABAR SIIYAAN DHALINYARADA KA MID AH SOMALI THINK TANK,ISAGOO SHEEGAY IN TABABAR UU BILAABAN DOONO BISHA OKTOOBAR, SOMALI THINK TANK AY SOO DIRSADAAN 2 XUBNOOD OO TABABAR 3 QEYBOOD ISUGU JIRA QAABKA CILMI BAARIS LOO SAMEEYO,QAABKA WARBAAHINTA LEESUGU DUBARIDO IYO KORISYO QALABKA DIGITAL KA.

Photos from Xarunta Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed's post 02/06/2022

Gudomiyaha kuxigeenka Xarunta Tala Soo jeedinta Somaliyeed Siciid Jamac qorshel iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa ka qaybgalay kulan loogu ducaynayay Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo dhowaan ku geeriyooday Muqdisho.

Eebe naxariistii janno haka waraabiyee Marxuum Shirwac waxa uu ka mid ahaa tiirarka ururada Bulshada Rayidka, wuxuuna kaalin lama ilaawaan ah ka soo qaatay dib u heshiinta iyo Nabadaynta Bulshada Soomaaliyeed.

Photos from Xarunta Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed's post 31/05/2022

Gudomiye kuxigeenka xarunta tala soo jeedinta Somaliyeed siciid jamac cali qorsheel ayaa maanta kulan soo dhawayn iyo qada sharafba u sameeyey Gudomiyaha Xarun Tala Soo jeedinta Somaliyeed
Mudane Muse xaaji Ganjab iyo xubno kale oo ka tirsan Xarunta Tala Soo jeedinta Somaliyeed.

kulanka qada sharafta ah oo ka dhacay qasriga Gudomiye kuxigeenka xarunta siciid qorsheel
ayaa waxa sidoo kale looga wada hadlay sidii loo dar dar galin laha hawlaha Shaqada ee horyaala xarunta, waxana la isla soo qaaday Arimaha bulshada isbadalka siyasdeed ee dalka ka dhacay
iyo in dawlada cusub lagu tageero wax ka qabashada arimaha hor tabinta u leh umadda Somaliyeed.

Photos from Xarunta Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed's post 23/05/2022

Xarunta Tala Soo jeedinta Somaliyeed waxay hambalyeynaysaa Madaxwayne Farmaajo oo Si nabada Xilk talada Dalka ugu wareejiyey Madaxwaynaha Cusub Ee Dawlada Somalia mudane Xasan shekh maxamud alla haku asturo masuuliyada hogaanka dalka Xasan shekh maxamud.
Talaabada maanta Soomaaliya ee xukun Isku dhiibka ah- dalalka Geeska Africa si fudud ugama hirgasho ama mahaystaan.

Soomaaliya Ha guuleysato, Hana Waarto!
ayee

Photos from Xarunta Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed's post 26/03/2022

Barnaamijkii Baadi Goobka hogaamiye Suuban Ee xarunta Tala Soo jeedinta Somaliyeed oo uu marti ku ahaa Musharax madaxwayne Cabqadir fiqi
sawiro

22/03/2022

OGEYSIIS-OGEYSIIS
WAXAAN MAALINTA KHAMIISTA O9 BISHA 24ka DIB U BILAABI DOONAA BARNAAMIJKII BAADIGOOBKA HOGAAMIYE SUUBAN OO AY KU TAXNAAYEEN DADWEYNAHA SOOMAALIYEED EE DIBADA IYO GUDAHA
KASOO QEYBGAL WANAAGSAN,

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu