Kaamil Barista Academy

Kaamil Barista Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaamil Barista Academy, Public Service, Damada Hodan iyo dagmada warta nabada, Mogadishu.

Si Aad uga Mid noqoto Guuleysta-yaasha Gaadhay Isku filnaanshaha kana Aflaxay Kaamil Barista Academy, Kaalay dhis mustaqbalkaaga Beri oo kusoo Biir kaamil Barista Academy Kana baro xirfad aad kaga baxdo shaqo la'aanta.

08/05/2026

Jumco Mubaarik
Nagala soo xiriiir 61 9016628 859779, 808437
Ama nugu Soo booqo Xaruumaheena
Degmada Hodan
Degmada warta nabadda.

Photos from Kaamil Barista Academy's post 06/05/2026

Final Examination Round Two
Waxaa maantey Imtixaan ka Final ka Qaybta 2aad ee Xirfadda Barista u fadhiistay
Ardey dhamaysay Koorsada Full Barista iyo ardey dhamaysay koorsada Half Barista.

Imitixaan ka waxaa markale daah furey Maamulka sare ee akadamiyadda
Dr. Mahamed Abdukadir Nuur
isaga oo ardeyda kula dardaarmey in ay kadhabeeyaan hamigooda ayna joogteeyaan xirfadda ay barteen.

Waana tallaabo weyn oo ay ku xaqiijinayaan aqoontii iyo xirfaddii ay barteen, iyagoo u diyaarsan inay noqdaan barista-yaal xirfadlayaal ah oo mustaqbal ifaya leh.

Nagala soo xiriiir 61 9016628 859779, 808437
Ama nugu Soo booqo Xaruumaheena
Degmada Hodan
Degmada warta nabadda.

03/05/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda aysan u uurto galin in ay galaan Imtixaan kii h**e markale fursad loo siiyay in ay galaan exam ka.

Taariikhda: 06/05/2026
Saacadda: 9:30 AM
Goobta: Jaamacadda Al-Hilaal KPP

Fadlan ardaydu ha soo xaadiraan waqtiga la cayimay iyagoo wata agabkooda iyo aqoonsigooda.
Mahadsanidiin.

Nagala soo xiriiir 61 9016628 859779, 808437
Ama nugu Soo booqo Xaruumaheena
Degmada Hodan
Degmada warta nabadda.

02/05/2026

Hambalyo Guuleystaha Ciyaartii 𝐏𝐒𝐆 𝐯𝐬 𝗕𝗮𝘆𝗲𝗿𝗻 𝗠𝘂𝗻𝗰𝗵𝗲𝗻
Kuna guuleystay $15.
Nagala soo xiriiir 61 9016628 859779, 808437
Ama nugu Soo booqo Xaruumaheena
Degmada Hodan
Degmada warta nabadda.

01/05/2026

Hambalyo 1 may Maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha aduunka.
Nagala soo xiriiir 61 9016628 859779, 808437
Ama nugu Soo booqo Xaruumaheena
Degmada Hodan
Degmada warta nabadda.

Photos from Kaamil Barista Academy's post 30/04/2026

Sawiro: 03

Waxaa maantey Imtixaan ka Final ka Xirfadda Barista u fadhiistay
In ka badan 200 arday oo Is kugu jirey ardey dhamaysay Koorsada Full Barista iyo ardey dhamaysay koorsada Half Barista.

Imitixaan ka waxaa daah furey Maamulka sare ee akadamiyadda
Dr. Mahamed Abdukadir Nuur
isaga oo ardeyda kula dardaarmey in ay kadhabeeyaan hamigooda ayna joogteeyaan xirfadda ay barteen.

Waana tallaabo weyn oo ay ku xaqiijinayaan aqoontii iyo xirfaddii ay barteen, iyagoo u diyaarsan inay noqdaan barista-yaal xirfadlayaal ah oo mustaqbal ifaya leh.

Nagala soo xiriiir 61 9016628 859779, 808437
Ama nugu Soo booqo Xaruumaheena
Degmada Hodan
Degmada warta nabadda.

Photos from Kaamil Barista Academy's post 30/04/2026

Sawiro: 02

Sawiro: 01

28/04/2026

Saadaali kulanka udhexeeya kooxaha 𝐏𝐒𝐆 𝐯𝐬 𝗕𝗮𝘆𝗲𝗿𝗻 𝗠𝘂𝗻𝗰𝗵𝗲𝗻
Kuna guuleyso $15.
𝐅.𝐠 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐞𝐠𝐭𝐚𝐡a𝐲 𝐤𝐚𝐡𝐨𝐫 𝐂𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧.
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚
𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐏𝐨𝐬𝐭 𝐠𝐚
𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞 𝐝𝐡𝐞𝐡 𝐏𝐨𝐬𝐭 𝐠𝐚
𝐏𝐚𝐠𝐞 𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐝𝐡𝐞𝐡
𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐡 3 𝐬𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛.
Nagala soo xiriiir 61 9016628 859779, 808437
Ama nugu Soo booqo Xaruumaheena
Degmada Hodan
Degmada warta nabadda.

28/04/2026

FURSAD QAALI AH OO AADAN SEEGIN

Kaamil Barista Academy wax ay kusameysay
20% DHIMIS – Professional Barista & Supervisor Training Course
15% DHIMIS – Basic Barista Course

Haddii aad rabto inaad noqoto Barista xirfad leh ama aad kor u qaaddo heerkaaga shaqo, tani waa fursaddaada.

⏳ Qiimo dhimistan waxay ku egyihiin: 10 May

📍 Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga xirfadeed ee Coffee-ga!

Get more info:
WhatsApp: 61 9016628
Help line: 859779, 808437
📌Degmada Hodan Tarabuunka
📌Degmada warta nabadda Xareryaale

22/04/2026

Every day in the field is a step toward mastery.
Stay focused, your future is brewing,
Our barista students are turning passion into profession,
Practice today, succeed tomorrow.

Get more info:
WhatsApp: 61 9016628
Help line: 859779, 808437
📌Degmada Hodan Tarabuunka
📌Degmada warta nabadda Xareryaale

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Damada Hodan Iyo Dagmada Warta Nabada
Mogadishu
252