01/07/2023
Wargalin Degdeg ah!!!
Xafiiska Xiriirka dadweynaha Jaamacadda Plasma
Xafiiska wuxuu Halkan kula wadaagayaa dhamaan Xubnaha Bahda Jaamacadda Plasma ( Maamulka, Barrayaasha, Ardeyda & Naadiga Qalinjabiyayaasha in uusan Jirin PageFacebook Cusub oo Jaamacaddu Hirgalisay.
Xafiiska Wuxuu idin la wadaagayaa inay Jiran Tuugo & Qalinshubato ku been abuuranaya Boga Jaamacadda iyagoo Isticmaalaya Bogag Been abuur ah si ay u qaldaan dadweynaha ama ugu helaan xogaa Likes & Shares ah.
Sidoo kale Xafiiska isagoo tix raacaya xogta ay nala wadaageen Meta-Supporting Team dhowaan waxaa dib usoo labanay Page-kii Weynaa ee Jaamacadda Plasma: https://facebook.com/plasmauniversity
Faahfaahin dheeri ah Wac: +252 619999795/0615593844 Email:[email protected] / [email protected]
16/06/2023
Plasma University Public Relations Office shares here with Plasma University Community Members (Management, Faculty, Students, and Alumni Members of Plasma University) that the page was hacked today, June 16, 2023. The hacker is using Google AI, which is fake. So please bear with us as we bring the page back! https://www.facebook.com/PlasmaUniversity
23/10/2022
Baasaboorrada aan hayo kan ayaa ugu da’weyn 10/10/1977 safaaraddeenna Jeddah, waa 45 sano oo buuxda, mid baana ka horreeyey la iga xaday, waayo baasaboorka soomaaligu xilligaas ( nus qarni ka hor) kan ingiriiska waa ka qaallisanaa! waxaan waayadaas arkay qof labada haysta oo kan soomaaliga isticmaala. waxaan idin tusi doonaa fiisooyinka aan xilligaas yurub iyo maraykan iyo waddama aasiya kaga qaatay, marnana ku fikirin in aan d**o, haddana (2022) irridohooda la innaga celiyo amaba la inna aqoonsanayn. Dhalinyarada aan baasaboorkaas iyo taariikhdaas arag ayaan u werinayaa, kuwooda timaha taaga ama siyaabo u jartana lama yaabo, waayo (geel laba jir soo wada mar) sidaad aragtaan, khaatumada Allaha noo hagaajiyo, sharafteenniina Allaha noo soo celiyo.
24/09/2021
Jaamacadda Plasma oo ah Horyaalka Koobka Jaamacadaha ayaa Kulan Adag galabta Kaga Adkatay Dhigeeda Jaamacadda UCT.
PLASMA UNIVERSITY 5_2 UCT.
04/06/2017
Plasma University Congratulates to the all members of Association of African Universities (AAU) on the Golden Jubilee Celebration (1967 – 2017) which will be held on 5th – 8th June 2017 @ Accra, Ghana
08/02/2017
PU FINAL EXAM RESULTS
PU final exam results for the last semester (1617) have been released on 08th Feb, 2017.
We are pleased to update our honorable Students that the final Exam Results have been released
Please click here:
https://apex3.revion.com/pls/apex/f?p=122:101::::::
CONGRAGULATIONS!!
PLASMA UNIVERSITY
EXAM OFFICE